Guddiga Arrimaha Dibedda, Iskaashiga Caalamiga, Qorsheynta, Maalgashiga Iyo Horumrinta Dhaqaalaha.
Guddigaan wuxuu u qaabilsan yahay Golaha Aqalka Sare siyaasadaha, la xisaabtanka xukuumada iyo shuruucda ee la xiriira arrimaha dibedda, qorshaynta, maalgashiga iyo iskaashiga caalamiga ah.
Shibis, KM-0 Mogadishu Somalia
Sabti – Khamiis: 8:00 am – 4:00 pm