𝐆𝐔𝐃𝐃𝐈𝐆𝐀 𝐀𝐑𝐑𝐈𝐌𝐀𝐇𝐀 𝐆𝐔𝐃𝐀𝐇𝐀 𝐎𝐎 𝐐𝐀𝐁𝐓𝐀𝐘 𝐃𝐎𝐎𝐃 𝐂𝐈𝐋𝐌𝐈𝐘𝐄𝐄𝐃 𝐋𝐎𝐎𝐆𝐀 𝐇𝐀𝐃𝐋𝐀𝐘𝐄𝐘 𝐃𝐎𝐎𝐑𝐀𝐒𝐇𝐎𝐎𝐘𝐈𝐍𝐊𝐀 𝐈𝐘𝐎 𝐃𝐈𝐖𝐀𝐀𝐍𝐆𝐀𝐋𝐈𝐍𝐓𝐀 𝐂𝐎𝐃𝐁𝐈𝐗𝐈𝐘𝐀𝐘𝐀𝐀𝐒𝐇𝐀.
𝐆𝐎𝐋𝐀𝐇𝐀 𝐀𝐐𝐀𝐋𝐊𝐀 𝐒𝐀𝐑𝐄 𝐎𝐎 𝐀𝐍𝐒𝐈𝐗𝐈𝐘𝐀𝐘 𝐒𝐇𝐀𝐑𝐂𝐈𝐆𝐀 𝐋𝐀-𝐃𝐀𝐆𝐀𝐀𝐋𝐋𝐀𝐍𝐊𝐀 𝐁𝐔𝐑𝐂𝐀𝐃-𝐁𝐀𝐃𝐄𝐄𝐃𝐃𝐀.
𝐆𝐔𝐃𝐃𝐎𝐎𝐌𝐈𝐘𝐄 𝐂𝐀𝐁𝐃𝐈 𝐗𝐀𝐀𝐒𝐇𝐈 𝐎𝐎 𝐗𝐀𝐅𝐈𝐈𝐒𝐊𝐈𝐈𝐒𝐀 𝐊𝐔 𝐐𝐀𝐀𝐁𝐈𝐋𝐀𝐘 𝐃𝐀𝐍𝐉𝐈𝐑𝐀𝐇𝐀 𝐃𝐎𝐖𝐋𝐀𝐃𝐃𝐀 𝐀𝐀𝐍 𝐖𝐀𝐋𝐀𝐀𝐋𝐀𝐇𝐀 𝐍𝐀𝐇𝐀𝐘 𝐄𝐄 𝐉𝐀𝐁𝐔𝐔𝐓𝐈.
𝐒𝐀𝐍𝐀𝐓𝐀𝐑𝐑𝐀𝐃𝐀 𝐀𝐐𝐀𝐋𝐊𝐀 𝐒𝐀𝐑𝐄 𝐎𝐎 𝐀𝐊𝐇𝐑𝐈𝐍𝐓𝐀 𝐋𝐀𝐁𝐀𝐀𝐃 𝐌𝐀𝐑𝐒𝐈𝐈𝐘𝐄𝐘 𝐇𝐈𝐍𝐃𝐈𝐒𝐄 𝐒𝐇𝐀𝐑𝐂𝐈𝐘𝐄𝐄𝐃𝐊𝐀 𝐌𝐀𝐂𝐃𝐀𝐍𝐓𝐀 𝐒𝐎𝐎𝐌𝐀𝐀𝐋𝐈𝐘𝐀.
𝐒𝐀𝐍𝐀𝐓𝐀𝐑𝐑𝐀𝐃𝐀 𝐀𝐐𝐀𝐋𝐊𝐀 𝐒𝐀𝐑𝐄 𝐎𝐎 𝐀𝐊𝐇𝐑𝐈𝐍𝐓𝐀 𝐋𝐀𝐁𝐀𝐀𝐃 𝐌𝐀𝐑𝐒𝐈𝐈𝐘𝐀𝐘 𝐒𝐇𝐀𝐑𝐂𝐈𝐆𝐀  𝐋𝐀-𝐃𝐀𝐆𝐀𝐀𝐋𝐋𝐀𝐍𝐊𝐀 𝐁𝐔𝐑-𝐂𝐀𝐃 𝐁𝐀𝐃𝐃𝐄𝐄𝐃𝐀 𝐈𝐘𝐎 𝐊𝐀- 𝐇𝐎𝐑𝐓𝐀𝐆𝐆𝐀 𝐀𝐅𝐃𝐔𝐔𝐁𝐊𝐀 .

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, oo ay weheliyaan Guddoomiye Ku-xigeennadiisa, Mudane Cali Shacbaan Ibraahim iyo Mudane Cabdullaahi Cali Xersi (Timacadde), ayaa maanta shir guddoomiyay

//
September 9, 2026

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, oo uu wehliyo Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad Mudane Cabdullaahi Cali Xersi Timacadde ayaa maanta Aqalka Sare ku qaabilay Safiirka cusub

//
September 9, 2026

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, oo ay weheliyaan Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad, Mudane Cali Shacbaan Ibraahim, iyo Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad, Mudane Cabdullaahi Cali Xersi Timacadde,

//
September 7, 2026

Guddiyada Golaha Aqalka Sare

Guddiga Dastuurka

Guddiga La Socodka Dib-u-eegista, Dhaqangelinta Dastuurka iyo Arrimaha Federaalka.

Read More

Guddiga Maaliyadda

Guddiga Dhaqaalah,Maaliyadda,Ganacsiga,Warshadaha,Isgaarsiinta iyo Dalxiiska.

Read More

Guddiga Arrimaha Gudaha

Guddiga Arrimaha Gudaha, Dib- u-heshiisiinta, Arrimaha Federaalka iyo xirriirka DXDF.

Read More

Guddiga Garsoorka

Guddiga Garsoorka, Arrimaha Diinta iyo Awqaafta, Xuquuqul insaanka, ‎Haweenka iyo Carruurta Aqalka Sare ee BJFS

Read More

Guddiga Arrimaha Dibadda

Guddiga Arrimaha Dibedda, Iskaashiga Caalamiga, Qorsheynta, ‎Maalgashiga Iyo Horumrinta Dhaqaalaha.‎

Read More

Guddiga Difaaca iyo Amniga

Guddiga Difaaca iyo Amniga ‎

Read More

Guddiga Kheyraadka Qaranka

Guddiga Kheyraadka Qaranka, kaabayaasha Dhaqaalaha & Gaadiidka. ‎ Guddi Hoosaadyada Guddiga ‎

Read More

Guddiga Horumarinta Adeega Bulshada

Guddiga Horumarinta Adeega Bulshada, Arrimaha Bani’aadanimada, ‎Warfaafinta Iyo Dhaqanka‎

Read More

Guddiga Xeer-hoosaadka

Guddiga Xeer-hoosaadka, Anshaxa, Xasaanadda iyo Daryeelka Senatarrada Aqalka Sare ee BJFS

Read More

Dukumintiyada, Raadraaca Hindise-sharciyeedyada & Sharuucda

All categories
Dastuurka 2
Dastuurka Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya 1
Title Summary Categories Date Size Type Download
DASTUURKA JAMHUURIYADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA 2026 Dastuurka Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya September 5, 2026 1.3 MB PDF View
Dastuurka KMG 1
Title Summary Categories Date Size Type Download
Dastuurka KMG 2012 Dastuurka KMG September 7, 2026 1.2 MB PDF Download
Xeer-hoosaadka 1
Title Summary Categories Date Size Type Download
Xeer-hoosaad-ka-Golaha Xeer-hoosaadka September 7, 2026 16.6 MB PDF Download
Warbixinada 3
Warbixinta Golaha 3
Title Summary Categories Date Size Type Download
Warbixinta Kalfadhiga 5aad ee Golaha Aqalka Sare B11aad Warbixinta Golaha September 6, 2026 Download
Warbixinta-Golaha-Aqalka-Sare-2017 Warbixinta Golaha September 6, 2026 Download
Warbixinta-Golaha-Aqalka-Sare-2018 Warbixinta Golaha September 6, 2026 Download

Kulamada iyo Shirarka

SunMonTueWedThuFriSat
Fadhi Guud ee Golaha Fadhi Suuragal ah Kulan Guddi Munaasabad Gaar ah

Aqalka Sare

" Barbaareey barbaareey, barbaar cafimaadeey baaqa nabadda sooraaca."

Cabdi Xaashi Cabdullaahi

Guddoomiyaha Aqalka Sare

"Badda Soomaaliya ma ahan Neef xoolo ah oo qof suuq gaysan karo."

Cabdi Xaashi Cabdullaahi

Guddoomiyaha Aqalka Sare

"Siyaasad nin qalday ma saxo, wax lagu qaldayna laguma saxo, qarankayagii qabiil baan ku burburinay, wixii aan ku burburinay kuma dhisi karno."

Cabdi Xaashi Cabdullaahi

Guddoomiyaha Aqalka Sare

Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya wuxuu matalaa Dowlad-goboleedyada xubnaha ka ah Dowladda Federaalka, isagoo leh awoodo la xiriira  sharci dejinta, ilaalinta nidaamka federaalka, iyo kormeerka hawlaha dowladda, sida ku cad Dastuurka.

Shibis, KM-0 Mogadishu Somalia

Sabti– Khamiis: 8:00 am – 4:00 pm

© 2026 Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.