Habracaa uu goluhu u maro xeer-dejinta Dalka

Aqalka Sare waa mid ka mid ah labada gole ee awoodda u leh xeer-dejinta Dalka Soomaaliya, sida ku cad qodobka 55aad ee Dastuurka KMG ah.

Xeerarka uu ansixiyo Aqalka Sare waxay maraan heerar kala duwan oo kala ah akhrinta 1aad, 2aad iyo akhrinta 3aad.

Akhrinta 1aad, xeer kasta waxaa golaha ka hor akhriya ciddii soo curisay, Guddoomiyaha Golaha ayaa warqad qoraal ah kula wareejinaya Guddiga uu khuseeyo xeerku.

Akhrinta 2aad, waxaa golaha u soo gudbinaya xeerka oo ay la socoto warbixin ku saabsan wax-ka-beddelka uu sameeyay Guddigu, si  uu Goluhu uga doodo wax-ka-beddelkaas.

Akhrinta 3aad,  waxaa Golaha sidoo kale u soo gudbinaya isla Guddigii iyada oo ay la socdaan sixitaankii uu Guddigu ku sameeya xeerka akhrintii labaad kadib.

Kadib, goluhu wuu ansixinayaa, iyada oo loo gudbinayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, looguna soo saaro Faafinta Rasmiga ah ee JFS.

Magaca SharcigaMarxaladdaTaariikh
Sharciga Caddaaladda Da’yarta SoomaaliyeedMSAugust 26, 2026
Wax-kabeddelka Sharciga Hay’adda Xisaabiyeyaas ha SoomaaliyeedMSAugust 29, 2026
Sharciga Dhisidda Hay’adda Maalgashiga SoomaaliyeedMSDecember 15, 2025
Sharciga Kaalmasharciyeedka FederaalkaMSJanuary 19, 2026
Sharciga Barakacayaas ha GudahaMSDecember 3, 2026
Sharciga Hay’adaha MaaliyaddaMSMay 11, 2025
Sharciga Waxka-beddelka Sharciga Ka Hortagga Lacag Dhaqidda iyo Maalgelinta ArgagixisadaMSNovember 5, 2025
Sharciga Canshuurta DakhligaMS
Sharciga-Dhismaha-Guddiyada-Madaxabannaan-ee-La-Dagaalanka-Musuq-maasuqaMSNovember 3, 2019
Sharciga Isgaarsiinta QarankaMSOctober 2, 2017
Sharciga Shirkadaha CaymiskaMSAugust 29, 2026
Sharciga BatroolkaMSFebruary 8, 2020
Sharciga ShirkadahaMSDecember 26, 2019
Sharciga Dhismaha Hay’adda Naafada QarankaMSDecember 31, 2018
Sharciga Istaatistikada QarankaMSFebruary 24, 2020
Sharciga Maaraynta Maaliyadda GuudMSDecember 25, 2019
Sharciga Wax-Ka Beddelka Sharciga WarbaahintaMSJuly 30, 2020
Sharciga Maamulka DakhligaMSOctober 27, 2019
Sharciga Wax-Ka Beddelka Sharciga Iibka & Qandaraasyada QarankaMSFebruary 5, 2020
Sharciga Dooroshooyin ka Qaranka ee Heer FederaalMSFebruary 20, 2020
Xeerka Miisaaniyadda Qaranka 2020MSDecember 31, 2019
Sharciga Duulista Rayidka-20MSJune 22, 2020
Sharciga Jaan-goynta & Tayo-dhowrka SoomaaliyeedMSJune 30, 2020
Sharciga Heshiiska Siyaasadeed ee Jihaynta Doorashada BFS 2020 – 2021MSSeptember 26, 2020
Sharciga Odoroska Miisaaniyadda Qaranka ee 2022- 023MSJune 30, 2022
Sharciga Odoroska Miisaaniyadda Qaranka ee 2023MSDecember 31, 2022
Sharciga Hay’adda Nabad-sugida & Sirdoonka QarankaMSFebruary 8, 2023
Sharciga Aqoonsiga iyo Diiwaangelint a DadweynahaMSMarch 20, 2023
Sharciga Dhowrista Maalgashiga iyo MaalgashatadaMSMarch 20, 2023
Sharciga La Dagaalanka ArgagixisadaMSMarch 20, 2023
Sharciga Dhowrista Xogta Dadweynaha.MSMarch 20, 2023
Sharciga Hormarinta iyo Maareynta Kulluumeysiga Soomaaliyeed.MSMarch 20, 2023
Sharciga Ilaalinta iyo Maareynta DeegaankaMSFebruary 13, 2024
Sharciga Xafiiska Hantidhawrka Guud ee JFSMSFebruary 10, 2024
Sharciga Qaxootiga iyo Magangelyo Doonka.MSFebruary 13, 2024
Sharciga Hawlgabka iyo Liiltirka Shaqaalaha Rayidka ee Dowladda.MSFebruary 13, 2024
Sharciga Shaqada SoomaaliyeedMSDecember 24, 2024
Sharciga Badbaadada Dhir-beereedka iyo TakoorkaMSDecember 24, 2024
Sharciga Hayádda Sharciyeynta Adeeggayada iyo Baaritaanka Beeraha SoomaaliyeedMSDecember 24, 2024
Sharciga Xakameynta Kiimakooyink a Beeraha Soomaaliyeed.MSDecember 24, 2024
Sharciga Abuurka iyo Noocyada Dhirta Soomaaliyeed.MSDecember 24, 2024
Sharciga Tacliinta SareMSDecember 4, 2024
Xeerka Qoondaha Miisaaniyadd a 2025MSDecember 10, 2024
Xeerka Dhisidda Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyin ka iyo SoohdimahaMSNovember 21, 2024
Xeerka Ururrada iyo Xisbiyada Siyaasadda Jamhuuriyadd a Federaalka SoomaaliyaMSNovember 21, 2024
Xeerka Doorashooyin ka Qaranka ee Jamhuuriyadd a Federaalka SoomaaliyaMSNovember 23, 2024
Sharciga Aqoonsiga iyo Diwaangalinta DadwaynahaMSMarch 20, 2023
Sharciga Lagu Hagayo Nidaam Maaliyadeedka Khayraad ka Dhulka HoostiisaMSMarch 20, 2023
Sharciga Hay'adda Socdaalka iyo Jinsiyadda SoomaliyeedMSMarch 20, 2023
Sharciga Korontada QarankaMSMarch 8, 2023
Sharciga Cunaqaba.teynta Maaliyadeed ee CayimanMSMarch 8, 2023

Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya wuxuu matalaa Dowlad-goboleedyada xubnaha ka ah Dowladda Federaalka, isagoo leh awoodo la xiriira  sharci dejinta, ilaalinta nidaamka federaalka, iyo kormeerka hawlaha dowladda, sida ku cad Dastuurka.

Shibis, KM-0 Mogadishu Somalia

Sabti– Khamiis: 8:00 am – 4:00 pm

© 2026 Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.