𝐆𝐎𝐋𝐀𝐇𝐀 𝐀𝐐𝐀𝐋𝐊𝐀 𝐒𝐀𝐑𝐄 𝐎𝐎 𝐀𝐍𝐒𝐈𝐗𝐈𝐘𝐀𝐘 𝐒𝐇𝐀𝐑𝐂𝐈𝐆𝐀 𝐋𝐀-𝐃𝐀𝐆𝐀𝐀𝐋𝐋𝐀𝐍𝐊𝐀 𝐁𝐔𝐑𝐂𝐀𝐃-𝐁𝐀𝐃𝐄𝐄𝐃𝐃𝐀.
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, oo ay weheliyaan Guddoomiye Ku-xigeennadiisa, Mudane Cali Shacbaan Ibraahim iyo Mudane Cabdullaahi Cali Xersi (Timacadde), ayaa maanta shir guddoomiyay