Warbixinno Rasmiga ah

Warbixinta Guddoonka Golaha Aqalka Sare · Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya

Halkan waxaan ku soo bandhigaynaa warbixinnada iyo hawlaha Guddoonka Aqalka Sare, oo ay ka mid yihiin kulamadooda, safarrada shaqo, ka-qaybgalka shirarka iyo munaasabadaha muhiimka ah, iyo hawlaha kale ee ay ku gutaan waajibaadkooda shaqo iyo matalaadda Aqalka Sare.

2 Warbixinno La Heli Karo
2 Safar Shaqo Oo Rasmiga Ah
PDF La Dag
Warbixinada Rasmiga ah

WARBIXINADA SAFARRADA GUDDOONKA

Warbixinada safarrada shaqo ee Guddoomiyaha Aqalka Sare iyo wafdigiisa

Safar Shaqo 01 – 05 Juun 2025
Warbixinta Safarka Ruushka - Sawirka 1
Warbixinta Safarka Ruushka - Sawirka 2
Warbixin Safar Shaqo

Warbixinta Safarka Ruushka

Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Aqalka Sare ee BJFS Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo casuumaad rasmi ah ka helay Guddoomiyaha Golaha Federaalka ee Baarlamaanka Dowladda Federaalka Ruushka Marwo Valentina Matvienko, ayaa safar shaqo ugu ambabaxay magaalada Moscow.

Ruushka (Moscow) Juun 2025 PDF
Safar Shaqo 12 – 17 Abril 2025
Warbixinta Safarka Jabuuti - Sawirka 1
Warbixinta Safarka Jabuuti - Sawirka 2
Warbixin Safar Shaqo

Warbixinta Safarka Jabuuti

Wafdi heer sare ah oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Aqalka Sare ee BJFS Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo casuumaad rasmi ah ka helay dhiggiisa Guddoomiyaha Baarlamaanka Jabuuti Mudane Delaite Maxamed Delaite, ayaa safar shaqo u aaday magaalada Jabuuti.

Jabuuti Abril 2025 PDF
Soo dejinta ayaa bilaabatay...

Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya wuxuu matalaa Dowlad-goboleedyada xubnaha ka ah Dowladda Federaalka, isagoo leh awoodo la xiriira  sharci dejinta, ilaalinta nidaamka federaalka, iyo kormeerka hawlaha dowladda, sida ku cad Dastuurka.

Shibis, KM-0 Mogadishu Somalia

Sabti– Khamiis: 8:00 am – 4:00 pm

© 2026 Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.