Golaha Aqalka Sare – Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya

Senatarada waxaa ay qabtaan kulama guud oo ay bulshada kula socodsiinayaan arrimaha Golaha horyaala si bulshada xog ogaal looga dhiga loogalana tashado. Senataradu waxaa ay bulshada kala hadlaan horumarinta, midnimadda qaranka, nabadda iyo dib-u-heshiisiinta waxayna dhageeysataan baahiyaha dowladaha xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS).

54 Senatarada
6 Gobol
5 Guddoon & Habdhowr
11aad Baarlamaan

Guddoonka Golaha

Cabdi Xaashi
Sen. Cabdi Xaashi Cabdullaahi
Guddoomiyaha Golaha
Guddoomiye
Sen. Cali Shacbaan Ibraahim
Guddoomiye Ku-xigeenka 1aad
Ku-xigeen
Cabdullaahi Cali
Sen. Cabdullaahi Cali Xersi
Guddoomiye Ku-xigeenka 2aad
Ku-xigeen

Habdhowrka Golaha

Samsam
Sen. Samsam Ibraahim Cali
Habdhowraha Golaha
Iftin
Sen. Iftiin Hassan Iman
Habdhowraha Golaha

Senatarada Golaha Aqalka Sare

Sanataradii Hore

Lama helin Sanatar ku habboon.
Isku day gobol kale ama beddel erayga raadinta.

Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya wuxuu matalaa Dowlad-goboleedyada xubnaha ka ah Dowladda Federaalka, isagoo leh awoodo la xiriira  sharci dejinta, ilaalinta nidaamka federaalka, iyo kormeerka hawlaha dowladda, sida ku cad Dastuurka.

Shibis, KM-0 Mogadishu Somalia

Sabti– Khamiis: 8:00 am – 4:00 pm

© 2026 Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.