Munaasabad ballaaran oo lagu soo bandhigayay buugga 𝗛𝗮𝘆𝗯𝘀𝗼 𝗗𝗵𝗮𝗾𝗮𝗻𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮 oo uu qoray Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa lagu qabtay masraxa Shariif Saalax ee
Xubno ka tirsan Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, oo ay hoggaaminaysay Sen. Zamzam Daahir Maxamuud, oo ah xubin ka tirsan Midowga Baarlamaannada Adduunka (IPU), ayaa ka qeyb galay Shirweynaha
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Jamhuuriyadda Shacbiga Dimuqraadiga Aljeeriya u fadhiya Soomaaliya, Dr. Maxamed Caliim. Kulanka oo mid isbarasho ahaa ayay Guddoomiyaha
Shirka 7-aad ee Ururka Xoghayayaasha Baarlamaannada Afrika oo muddo laba maalmood ah ka socday xarunta Baarlamaanka Pan-Afrika ee magaalada Midrand, ayaa maanta si rasmi ah loo soo gabagabeeyay. Shirka muddada
Xoghayaha Guud ee Aqalka Sare Mudane Cabdinaasir Ibraahim Guuleed, ayaa ka qayb galay Shirka 7-aad ee Sannadlaha ah ee Ururka Xoghayeyaasha Guud ee Baarlamaannada Afrika, kaas oo maanta si rasmi
uddiga Arrimaha Gudaha, Dib-u-heshiisiinta, Arrimaha Federaalka iyo Xiriirka Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Xarunta Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA). Kormeerka waxaa hoggaaminaysay Guddoomiyaha
Kulamada iyo Shirarka
| Sun | Mon | Tue | Wed | Thu | Fri | Sat |
|---|
Dokumentiyada Golaha
All categories
📁 Dastuurka 2
📁 Dastuurka Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya 1
| Title | Summary | Categories | Date | Size | Type | Download |
|---|---|---|---|---|---|---|
| DASTUURKA JAMHUURIYADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA 2026 | Dastuurka Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya | September 5, 2026 | 1.3 MB | View |
No documents found.
📁 Dastuurka KMG 1
| Title | Summary | Categories | Date | Size | Type | Download |
|---|---|---|---|---|---|---|
| Dastuurka KMG 2012 | Dastuurka KMG | September 7, 2026 | 1.2 MB | Download |
No documents found.
📁 Xeer-hoosaadka 1
| Title | Summary | Categories | Date | Size | Type | Download |
|---|---|---|---|---|---|---|
| Xeer-hoosaad-ka-Golaha | Xeer-hoosaadka | September 7, 2026 | 16.6 MB | Download |
No documents found.
📁 Warbixinada 3
📁 Warbixinta Golaha 3
| Title | Summary | Categories | Date | Size | Type | Download |
|---|---|---|---|---|---|---|
| Warbixinta Kalfadhiga 5aad ee Golaha Aqalka Sare B11aad | Warbixinta Golaha | September 6, 2026 | — | — | Download | |
| Warbixinta-Golaha-Aqalka-Sare-2017 | Warbixinta Golaha | September 6, 2026 | — | — | Download | |
| Warbixinta-Golaha-Aqalka-Sare-2018 | Warbixinta Golaha | September 6, 2026 | — | — | Download |
No documents found.
Guddiyada Golaha Aqalka Sare
Guddiga Dastuurka
Guddiga Maaliyadda
Guddiga Arrimaha Gudaha
Guddiga Garsoorka
Guddiga Arrimaha Dibadda
Guddiga Kheyraadka Qaranka
Guddiga Horumarinta Adeega Bulshada
Guddiga Xeer-hoosaadka
Guddoonka Golaha Aqalka Sare
Hoggaamiyeyaasha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya
Guddoonka Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya wuxuu ka kooban yahay Guddoomiyaha Golaha iyo laba Guddoomiye Ku-xigeen, kuwaas oo si wadajir ah u hoggaamiya hawlaha Golaha, una xil-saaran hagidda fadhiyada iyo isku-dubbaridka shaqada Golaha.
Guddoomiyihii ugu horreeyay ee Golaha Aqalka Sare waxaa la doortay 22-kii Janaayo 2017, waxaana xilkaas loo doortay Sen. Cabdi Xaashi Cabdullaahi. Kadib dhismaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee 11-aad, 26-kii Abriil 2022, ayaa mar kale loo doortay Guddoomiyaha Golaha.
Aqalka Sare
" Barbaareey barbaareey, barbaar cafimaadeey baaqa nabadda sooraaca."
Cabdi Xaashi Cabdullaahi
Guddoomiyaha Aqalka Sare
"Badda Soomaaliya ma ahan Neef xoolo ah oo qof suuq gaysan karo."
Cabdi Xaashi Cabdullaahi
Guddoomiyaha Aqalka Sare
"Siyaasad nin qalday ma saxo, wax lagu qaldayna laguma saxo, qarankayagii qabiil baan ku burburinay, wixii aan ku burburinay kuma dhisi karno."
Cabdi Xaashi Cabdullaahi
Guddoomiyaha Aqalka Sare
