Aqalka Sare wuxuu ka koobanyahay 54 Senatar oo kasoo jeeda Dowlad Goboleedyada dalka sida Somaliland, Puntland, Jubbaland, Koonfur Galbeed, Galmudug iyo Hirshabeelle.
Shaxda soo socota waxay tilmaameyna tirada iyo boqollayda ee Xubnaha Dowlad Goboleedyada:
Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya wuxuu matalaa Dowlad-goboleedyada xubnaha ka ah Dowladda Federaalka, isagoo leh awoodo la xiriira sharci dejinta, ilaalinta nidaamka federaalka, iyo kormeerka hawlaha dowladda, sida ku cad Dastuurka.
Shibis, KM-0 Mogadishu Somalia
Sabti– Khamiis: 8:00 am – 4:00 pm