Hindise Sharciyeedku waa soo jeedin sharci ee Golaha la horkeenay waxa ayna maraan marxaladdo iyo habraacyo u gaar ah oo isku xigxiga si looga dodo ugu dambayna sharci u noqdo. Halkan waxaad kaga bogan kartaa Hindise Sharciyeedyada horyaala Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya labadiisa Aqal (Golaha Shacacka iyo Golaha Aqalka Sare)
Curin
Akhrin 1aad/p>
Guddiga
Akhrin 2aad
Saxiixa Madaxwaynaha
[bill_tracker_shortcode]
Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa matala Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka, isagoo leh awood sharci-dejin, ilaalinta nidaamka federaalka, iyo dabagalka howlaha dowladda, sida ku cad Dastuurka KMG ah.
Shibis, KM-0 Mogadishu Somalia