kulanka 3aad ee kalfadhiga 6aad ee labada Gole ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Baarlamaanka Federalka Soomaaliya  ayaa yeeshay kulanka 3aad ee kalfadhiga 6aad kaa oo ahaa wadajirka labada Gole ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.Waxuuna ka dhacay Villa Hargeysa (Xarunta Golaha Shacabka)  ,ayadoo ajandaha kulanka uu ahaa:
Meelmarinta Habraac Ansixinta Dib u Eegista Dastuurka.
Waxaana lagadhageeystay  Guddiga Dastuurka akhrinta Qaraarka Habraaca Ansix Habraaca Wax-Ka-Bedelka Dastuurka Ku meel Gaarka ah.

 

 

Previous Kulankii Wadajirka ee Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee Akhrinta 1aad e Miisaaniyadda 2020ka ee dalka

Leave Your Comment

The Upper House of the Federal Parliament of Somalia represents the Member States of the Federal Government, with powers of legislation, safeguarding the federal system, and overseeing government activities, as stipulated in the Constitution.

Shibis, KM-0 Mogadishu Somalia

Saturday– Thursday: 8:00 am – 4:00 pm

© 2026 Federal Parliament of Somalia - The Upper House. All Rights Reserved.