Wafdi uu hogaaminaayo Guddomiyaha Aqalka Sare ee BFS ayaa ka qeeyb galay Shirka 7aad ee IPU ee la dagaalanka Musuq maasuqa

Waxaa maanta si rasmi ah u furmay shirka 7aad ee Ururka Baarlamaannada Adduunka ee la dagaalanka Musuq maasuqa.

Guddomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Senatar Cabdi Xaashi Cabdullahi iyo Wafdi uu hogaaminaayo oo ka koooban Labada Gole ee Baarlamanaaka Federaalka Soomaaliyaa ayaa ka qeeyb galay Shirka la dagaalanka Musuqa.Shirkaan waxaa isla shir-Guddoominaya Guddoomiyaha Golaha Shuurada Qatar, Guddoomiyaha Ururka Baarlamaannada Adduunka (IPU) iyo Guddoomiyaha Ururka Baarlamaannada Adduunka ee la dagaalanka Musuqa (GOPAC).

Previous Golaha Aqalka Sare aya ansixiyay Hindise-Sharciyedka Wax-ka bedelka Sharciga Iibka iyo Qandaraasyada Qaranka

Leave Your Comment

The Upper House of the Federal Parliament of Somalia represents the Member States of the Federal Government, with powers of legislation, safeguarding the federal system, and overseeing government activities, as stipulated in the Constitution.

Shibis, KM-0 Mogadishu Somalia

Saturday– Thursday: 8:00 am – 4:00 pm

© 2026 Federal Parliament of Somalia - The Upper House. All Rights Reserved.