Wafdi uu hogaaminaayo Guddomiyaha Aqalka Sare ee BFS ayaa ka qeeyb galay Shirka 7aad ee IPU ee la dagaalanka Musuq maasuqa

Waxaa maanta si rasmi ah u furmay shirka 7aad ee Ururka Baarlamaannada Adduunka ee la dagaalanka Musuq maasuqa.

Guddomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Senatar Cabdi Xaashi Cabdullahi iyo Wafdi uu hogaaminaayo oo ka koooban Labada Gole ee Baarlamanaaka Federaalka Soomaaliyaa ayaa ka qeeyb galay shirka 7aad ee Ururka Baarlamaannada Adduunka ee la dagaalanka Musuq maasuqa. Shirkaan waxaa isla shir-Guddoominaya Guddoomiyaha Golaha Shuurada Qatar, Guddoomiyaha Ururka Baarlamaannada Adduunka (IPU) iyo Guddoomiyaha Ururka Baarlamaannada Adduunka ee la dagaalanka Musuqa (GOPAC).

 

Previous Kulakii 21 aad ee Kalfadhiga 6aad Akhrinta 3-aad ee Hindise-Sharciyedka Canshuuraha Furdooyinka

Leave Your Comment

Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya wuxuu matalaa Dowlad-goboleedyada xubnaha ka ah Dowladda Federaalka, isagoo leh awoodo la xiriira  sharci dejinta, ilaalinta nidaamka federaalka, iyo kormeerka hawlaha dowladda, sida ku cad Dastuurka.

Shibis, KM-0 Mogadishu Somalia

Sabti– Khamiis: 8:00 am – 4:00 pm

© 2026 Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.