Kulanka La-tashi Dowlad Goboleedyada Xubnaha ka ah Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo Gobolka Banaadir ee Hindise- sharciyeedka Sharciga Wax-ka badelka Xeerka Warbaahinta

Kulanka La-tashi Dowlad Goboleedyada Xubnaha ka ah Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo Gobolka Banaadir ee Hindise- sharciyeedka Sharciga Wax-ka badelka Xeerka Warbaahinta

Guddiga Hormarinta Adeega Bulshada, Arrimaha Bini’aadanimada, Warfaafinta Iyo Dhaqanka ee Aqalak Sare ayaa la yeeshay Kulan La-tashi ah Dowlad Goboleedyada Xubnaha ka ah Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo Gobolka Banaadir ayaa soo gabagabooway waxaana uu socday Labo maalmood. Shirkaan ayaa ku saabsan Hindise- sharciyeedka Sharciga Wax-ka badelka Xeerka Warbaahinta.

Previous Guddiga Difaaca iyo Amniga Golaha Aqalka Sare ee Barlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa layeeshay Taliyeyaasha Ciidamada Qalabka Sida

Leave Your Comment

The Upper House of the Federal Parliament of Somalia represents the Member States of the Federal Government, with powers of legislation, safeguarding the federal system, and overseeing government activities, as stipulated in the Constitution.

Shibis, KM-0 Mogadishu Somalia

Saturday– Thursday: 8:00 am – 4:00 pm

© 2026 Federal Parliament of Somalia - The Upper House. All Rights Reserved.