Golaha Aqalka Sare ayaa ku yeeshay xarunta Aqalka Sare Kulakii 10aad ee Kalfadhiga 6aad

Muqdisho:- 04.11.2019

Golaha Aqalka Sare ayaa ku yeeshay xarunta Aqalka Sare Kulakii 10aad ee Kalfadhiga 6aad ayada oo uu shir Guddomiyay Guddomiyaha Aqalka Sare Senatar Cabdi Xaaahi Cabdullahi.
Ajanadaha Kulanka ayaa ahaa:

1.Akhrinta 1-aad ee Hindise-Sharciyedka Wax-ka-badalka Xeerka Warbaahinta

2.Dhageeysiga Warbixinta Guddiga gaarka ah ee arrimaha fatahaadaha.

Hindise-Sharciyeedkaan oo ay soo diyaarisay Waasarada Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska ayaa waxaa ay akhrinta 1aad marsiiyay Wasiirka Waasarada Warfaafinta Dhaqanka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareye.

Guddomiyaha Aqalka Sare Senatar Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa ku wareejiyay Hindise-Sharciyedka Wax-ka-badalka Xeerka Warbaahinta, Guddiga Horumarinta Adeega Bulshada, Arimaha Bina’adannimada, Warfaafinta iyo Dhaqanka, Aqalka Sare si ay uga gutaan wajibaadka uga aadan hindise-Sharciyeedkan.

Previous The Somali Federal Parliament Reconvene October 9, 2019

Leave Your Comment

The Upper House of the Federal Parliament of Somalia represents the Member States of the Federal Government, with powers of legislation, safeguarding the federal system, and overseeing government activities, as stipulated in the Constitution.

Shibis, KM-0 Mogadishu Somalia

Saturday– Thursday: 8:00 am – 4:00 pm

© 2026 Federal Parliament of Somalia - The Upper House. All Rights Reserved.