Ururka Haweenka

URURKA HAWEENKA HORE

No HAWEENKA GOLAHA AQALKA SARE
1. Fartuun Cabdiqqadir Faarax Karaama
2. Deeqa Xasan Xuseen
3. Saciido Xassan Cusmaan
4. Shukri Aadan Maxamed
5. Nuuro Faaraxah Jaamac
6. Hodan Maxamuud Cusmaan
7. Faadumo Xassan Aadam (Gariyow)
8. Zamzam Daahir Maxamuud
9. Jawaahir Axmed Cilmi
10. Zamzam Ibraahim Cali
11. Naciima Ibraahim Yuusuf
12. Muno Cumar Xasan
13. Timiro Maxamed Cali
 

Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa matala Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka, isagoo leh awood sharci-dejin, ilaalinta nidaamka federaalka, iyo dabagalka howlaha dowladda, sida ku cad Dastuurka KMG ah.

 Shibis, KM-0 Mogadishu Somalia

Sabti – Khamiis: 8:00 am – 4:00 pm

Golaha Aqalka Sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya© 2026