Guddoomiyaha Aqalka Sare iyo wafdigiisa ku sugan magaalada Garoowe ee Caasimadda Dowlad Goboleedka Puntland ayaa saakay booqday Xarunta PDRC (Puntland Development & Research Centre).

Waxaana kusoo dhoweeyay madaxda Hay’adda, iyaga oo Guddoomiyaha siiyay sharaxaad dhammaystiran oo ku saabsan howlaha ay Xaruntu qabato iyo kuwii u hirgalay muddadii dheerayd eey shaqaynayeen.