Warbixinnada Guddiyada

Jadwalka Guddiyada:-

Gudiyada golaha waxaa ay kulmaan laba jeer isbuuc kasta , si ay xaliyaan xalada soo foodsarata qaranka iyo qorsheynta howlahoda.  Maalmaha caadiga oo ay kulamaan gudiyada golaha aqalka waa talaado iyo arbaco, haduusan jirin kulanka guud ee Golaha Aqalka Sare.

 

Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa matala Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka, isagoo leh awood sharci-dejin, ilaalinta nidaamka federaalka, iyo dabagalka howlaha dowladda, sida ku cad Dastuurka KMG ah.

 Shibis, KM-0 Mogadishu Somalia

Sabti – Khamiis: 8:00 am – 4:00 pm

Golaha Aqalka Sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya© 2026