Dhagaysiga Dadweynaha
Dhageysi Dadweeyne
Marka gdugiyaa ay ka shaqeynayaan hindise sharciyeed, badana waxaa ay abaabulaan dhageeysi dadweyne, waxaana la casuumaa dadka aqoonta u leh iyo kuwa ay howsha queseyso si loo helo argtidoda hindise sharciyadedka markaa yaala.
Sida caadiga Kulmada gudiyada waa ay iska furnayahin, waxa qura ee loo joojin xalad sameyn ku yelata amniga qarank, qab dhaqanka xuinta ama cadeeyn macquul ah gudiga u arko in si hoose looga dodo.
Qolaha aqalka sare waa mid dastuuri ah, kaas oo loo dimay ilaalinta danaha maamul gobboleedyada. Taas oo loo maro shirar wadatashi ah lala yeesha xubanaha dowlada goboledyada uu quseeyo hindise sharciyadedka markaa taagaan si ay uga so qeeyb galiyan dhegeysiga dadweyne
Gudiyada waxaa kale ay fursado siiyaan ururada bulshada sida iyo dadka taagta yar sida duwmarka, naafda iyo dadka laga tirabadanyahay iyo dadyowga aan cod xoogan laheeyn si wax ugu daran, si loo soo saaro sharci qurux badan oo loo wada dhanyahy