Dhagaysiga Dadweynaha

Dhageysi Dadweeyne

Marka gdugiyaa ay ka shaqeynayaan hindise sharciyeed, badana waxaa ay abaabulaan dhageeysi dadweyne, waxaana la casuumaa dadka aqoonta u leh iyo kuwa ay howsha queseyso si loo helo argtidoda hindise sharciyadedka markaa yaala.

Sida caadiga Kulmada gudiyada waa ay iska furnayahin,  waxa qura ee  loo joojin xalad  sameyn ku yelata amniga qarank, qab dhaqanka xuinta ama cadeeyn  macquul ah gudiga u arko in si hoose looga dodo.

Qolaha aqalka sare waa mid dastuuri ah, kaas oo loo dimay ilaalinta danaha maamul gobboleedyada.  Taas oo loo maro shirar wadatashi ah lala yeesha xubanaha dowlada goboledyada  uu quseeyo  hindise sharciyadedka markaa taagaan si ay uga so qeeyb galiyan dhegeysiga dadweyne

Gudiyada waxaa kale ay fursado siiyaan ururada bulshada sida iyo dadka taagta yar sida duwmarka, naafda iyo dadka laga tirabadanyahay iyo dadyowga aan cod xoogan laheeyn si wax ugu daran, si loo soo saaro sharci qurux badan oo loo wada dhanyahy