Hindise Sharciyeedyada & Shuruucda

Hindise Sharciyeedku waa soo jeedin sharci ee Golaha la horkeenay waxa ayna maraan marxaladdo iyo habraacyo u gaar ah oo isku xigxiga si looga dodo ugu dambayna sharci u noqdo. Halkan waxaad kaga bogan kartaa Hindise Sharciyeedyada horyaala Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya labadiisa Aqal (Golaha Shacacka iyo Golaha Aqalka Sare)

HABRAACA HINDISE- SHARCIYEEDKA UU MARO

Astaamaha maxay ka dhigan yihiin?

  • C

    Curin

  • 1

    Akhrin 1aad/p>

  • G

    Guddiga

  • 2

    Akhrin 2aad

  • 3

    Akhrin 2aad

  • SM

    Saxiixa Madaxwaynaha

[bill_tracker_shortcode]

Golaha Aqalka Sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya© 2024