Gudiyada golaha waxaa ay kulmaan laba jeer isbuuc kasta , si ay xaliyaan xalada soo foodsarata qaranka iyo qorsheynta howlahoda.Ā Maalmaha caadiga oo ay kulamaan gudiyada golaha aqalka waa talaado iyo arbaco, haduusan jirin kulanka guud ee Golaha Aqalka Sare.
Ā Shibis, KM-0 Mogadishu Somalia
Saturday ā Thursday: 8:00 am ā 4:00 pm