Fursado Shaqo & Tababarro

Waad ku mahadsan tahay booqashada boggan iyo sida aad u dooneeso  inaad ka shaqeyso Golaha Aqalka Sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Golaha Aqalka Sare -ee  Soomaaliya wuxuu kaa caawinayaa inaad kuu suurta gasho  riyadaada in aad kartidaada iyo khibradaada ugu adeegto qaranka. Dhammaan codsadayaasha danaynaya waxaa lagu dhiiri galinayaa in ay dalbadaan codsiga Shaqaaleesiinta.

Waatan warbixin kooban oo kugu caawin karta in aad fahanto qaabka/wadada shaqaaleesiinta:

  1. Xayeysiinta Shaqada
  2. Soo gudbinta arjiyada
  3. Baaritaanka hore
  4. Imtixaan qoraal ah
  5. Wareysiga iyo qiimeynta
  6. Hubinta Taariikh nololeedka
  7. Xulashada iyo shaqo siinta Musharaxa ku Guulaystay shaqada.