Hoos waxaa ku qoran liiska Guddoonka Golaha Aqalka ee ee haatan jira. Guddoomiyaha Golaha, Ku-Xigeenka koowaad iyo Labaad ee Golaha Aqalka Sare, Hab-dhowrayaasha Golaha Aqalka Sare:
Guddomiyaha Golaha
Guddomiye Kuxigeenka 1AAD
Guddomiye Kuxigeenka 2 AAD
Hab-Dhowraha Guud ee Golaha
Hab-Dhowraha Golaha
Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa matala Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka, isagoo leh awood sharci-dejin, ilaalinta nidaamka federaalka, iyo dabagalka howlaha dowladda, sida ku cad Dastuurka KMG ah.
Shibis, KM-0 Mogadishu Somalia
Sabti – Khamiis: 8:00 am – 4:00 pm