Sanatarrada

Senatarrada

Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalku wuxuu ka kooban yahay 54 xubin. Xubin kasta oo ka mid ah Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya wuxuu xil gaar ahi ka saaran yahay matalaadda danaha Dawladaha xubinta ka ah Dawaladda Federaalka ee uu matalayo iyo in uu ilaaliyo nidaamka federaalka, kuna shaqeeyo dareen iskaashi federaalnimo.

Senatarada waxaa ay qabtaan kulama guud oo ay bulashada kula socodsiinayaan arrimaha Golaha horyaala si bulshada xog ogaal looga dhiga loogalana tashado.Senatarda waxaa ay bulshada kala hadlaan horumarinta,midnimadda qaranka, nabadda iyo dib-u-heshiisiinta.Senatarada waxaa ay waxaa ay dhageeysataan baahiyaha dowladaha xubnaha aka ah Dowlada Fereraalka Soomaaliya(DFS).

Golaha Aqalka Sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya© 2024