Deegaanada Senetarrada

Deegaanada Senatorada

Aqalka Sare wuxuu ka koobanyahay 54 Senatar oo kasoo jeeda Dowlad Goboleedyada dalka sida Somaliland, Puntland, Jubbaland, Koonfur Galbeed, Galmudug iyo Hirshabeelle.

Shaxda soo socota waxay tilmaameyna tirada iyo boqollayda ee Xubnaha Dowlad Goboleedyada:

Somaliland1120%
Puntland1120%
Jubbaland815%
Galmudug815%
Koonfur Galbeed815%
Hirshabeelle815%
Wadarta Guud54100%