𝐆𝐔𝐃𝐃𝐈𝐆𝐀 𝐆𝐀𝐑𝐒𝐎𝐎𝐑𝐊𝐀 𝐀𝐐𝐀𝐋𝐊𝐀 𝐒𝐀𝐑𝐄 𝐎𝐎 𝐆𝐔𝐃𝐀𝐆𝐀𝐋𝐀𝐘 𝐀𝐊𝐇𝐑𝐈𝐍𝐓𝐀 𝐒𝐇𝐀𝐑𝐂𝐈𝐆𝐀 𝐈𝐋𝐀𝐀𝐋𝐈𝐍𝐓𝐀 𝐗𝐔𝐐𝐔𝐔𝐐𝐃𝐀 𝐍𝐀𝐀𝐅𝐀𝐃𝐀 𝐐𝐀𝐑𝐀𝐍𝐊𝐀 𝐒𝐎𝐎𝐌𝐀𝐀𝐋𝐈𝐘𝐄𝐄𝐃.

Guddiga Garsoorka, Arrimaha Diinta iyo Awqaafta, Xaquuqul Insaanka, Haweenka iyo Caruurta Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya, oo gudanaya waajibaadkooda shaqo. ayaa maanta yeeshay kulankooda 3-aad ee kalfdhiga shanaad.
Kulanka oo ay shir guddoominaysay Guddoomiyaha Guddiga Sanatar Naciima Xasan Gadhwayne, ayay xubnaha guddigu, waxa ay falanqayn iyo dulmar guud ku sameeyeen Hindise sharciyeedka ilaalinta xuquuqda naafada Qaranka, si ay uga waajib gutaan, iyaga oo maraya hannaankii latashiyada dadwaynaha iyo dadka baahiyaha gaarka ah qaba.
Previous 𝐆𝐔𝐃𝐃𝐎𝐎𝐌𝐈𝐘𝐄 𝐂𝐀𝐁𝐃𝐈 𝐗𝐀𝐀𝐒𝐇𝐈 𝐎𝐎 𝐊𝐀 𝐓𝐀𝐂𝐒𝐈𝐘𝐄𝐄𝐘𝐄𝐘 𝐆𝐄𝐄𝐑𝐈𝐃𝐀 𝐊𝐔 𝐓𝐈𝐌𝐈𝐃 𝐅𝐀𝐍𝐀𝐀𝐍𝐀𝐃𝐃𝐀 𝐒𝐈𝐓𝐄𝐄𝐘 𝐌𝐀𝐗𝐀𝐌𝐄𝐃 𝐍𝐔𝐔𝐑 (𝐌𝐀𝐍𝐎𝐎𝐆𝐓𝐎)

Leave Your Comment

 

Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa matala Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka, isagoo leh awood sharci-dejin, ilaalinta nidaamka federaalka, iyo dabagalka howlaha dowladda, sida ku cad Dastuurka KMG ah.

 Shibis, KM-0 Mogadishu Somalia

Sabti – Khamiis: 8:00 am – 4:00 pm

Golaha Aqalka Sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya© 2024