𝐆𝐔𝐃𝐃𝐈𝐆𝐀 𝐉𝐎𝐎𝐆𝐓𝐀𝐃𝐀 𝐀𝐐𝐀𝐋𝐊𝐀 𝐒𝐀𝐑𝐄 𝐎𝐎 𝐌𝐔𝐃𝐃𝐄𝐄𝐘𝐄𝐘 𝐀𝐉𝐀𝐍𝐃𝐀𝐘𝐀𝐀𝐒𝐇𝐀 𝐇𝐎𝐑𝐓𝐀𝐁𝐈𝐍𝐓𝐀 𝐔 𝐋𝐄𝐇 𝐆𝐎𝐋𝐀𝐇𝐀 .

𝐆𝐔𝐃𝐃𝐈𝐆𝐀 𝐉𝐎𝐎𝐆𝐓𝐀𝐃𝐀 𝐀𝐐𝐀𝐋𝐊𝐀 𝐒𝐀𝐑𝐄 𝐎𝐎 𝐌𝐔𝐃𝐃𝐄𝐄𝐘𝐄𝐘 𝐀𝐉𝐀𝐍𝐃𝐀𝐘𝐀𝐀𝐒𝐇𝐀 𝐇𝐎𝐑𝐓𝐀𝐁𝐈𝐍𝐓𝐀 𝐔 𝐋𝐄𝐇 𝐆𝐎𝐋𝐀𝐇𝐀 .

Ku-simaha Guddoomiyaha ahna Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Aqalka Sare, Mudane Cali Shacbaan, ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka saddexaad ee guddiga joogtada Aqalka Sare ee Baarlamaanka JFS.

Kulanka oo uu goobjoog ahaa Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Aqalka Sare Mudane Cabdullaahi Cali Xersi (Timacadde) ayaa xubnaha guddigu waxay dood iyo falanqayn ka yeesheen ajandayaasha Golaha ee kalfadhigan, kuwooda hortebinta u leh iyo sidii loo kala hormarin lahaa, iyagoo go’aamiyay isla markaana muddeeyay illaa iyo shan ajande oo muhiim ah, kuwaas oo hortabin u leh Qaranka Soomaaliyeed.

Previous 𝐀𝐐𝐀𝐋𝐊𝐀 𝐒𝐀𝐑𝐄 𝐎𝐎 𝐀𝐊𝐇𝐑𝐈𝐍𝐓𝐀 𝐋𝐀𝐁𝐀𝐀𝐃 𝐌𝐀𝐑𝐒𝐈𝐈𝐘𝐄𝐘 𝐒𝐇𝐀𝐑𝐂𝐈𝐆𝐀 𝐇𝐀𝐘’𝐀𝐃𝐃𝐀 𝐗𝐈𝐒𝐀𝐀𝐁𝐈𝐘𝐀𝐀𝐒𝐇𝐀 𝐒𝐎𝐎𝐌𝐀𝐀𝐋𝐈𝐘𝐄𝐄𝐃

Leave Your Comment

 

Degmada Shibis, Km0 Mogadishu Somalia

Sabti – Khamiis: 8:00 am – 4:00 pm

City News & Updates

The latest Egovt news, articles, and resources, sent straight to your inbox every month.#5E8DCA

Golaha Aqalka Sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya © 2024. Xaquuqaha dhan way dhowranyihiin