GUDDONKA AQALKA

Hoos waxaa ku qoran liiska Guddoonka Golaha Aqalka ee   ee haatan jira. Guddoomiyaha  Golaha,  Ku-Xigeenka koowaad iyo Labaad ee Golaha Aqalka Sare.

Golaha Aqalqa Sare

Guddoonka Golaha Aqalka Sare

Man with white hair and glasses wearing light shirt

Cabdi Xaashi Cabdullaahi

Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare

Man with beard wearing gray suit and pink shirt

Sen. Cali Shacbaan Ibraahim

Guddoomiye Ku xigeenka 1aad Aqalka Sare

Man with glasses wearing black shirt

Sen. Cabdullaahi Cali Xersi

Guddoomiye Ku Xigeenka 2aad Aqalka Sare

Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa matala Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka, isagoo leh awood sharci-dejin, ilaalinta nidaamka federaalka, iyo dabagalka howlaha dowladda, sida ku cad Dastuurka KMG ah.

Shibis, KM-0 Mogadishu Somalia

Saturday – Thursday: 8:00 am – 4:00 pm

Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya© 2026