Wararka

Warar

𝐗𝐈𝐋𝐃𝐇𝐈𝐁𝐀𝐀𝐍𝐍𝐀𝐃𝐀 𝐋𝐀𝐁𝐀𝐃𝐀 𝐀𝐐𝐀𝐋 𝐀𝐘𝐀𝐀 𝐌𝐀𝐀𝐍𝐓𝐀 𝐀𝐊𝐇𝐑𝐈𝐍𝐓𝐀 𝐊𝐎𝐎𝐖𝐀𝐀𝐃 𝐌𝐀𝐑𝐒𝐈𝐈𝐘𝐄𝐘 𝐖𝐀𝐑𝐁𝐈𝐗𝐈𝐍𝐓𝐀 𝐗𝐈𝐒𝐀𝐀𝐁-𝐗𝐈𝐃𝐇𝐊𝐀 𝐒𝐀𝐍𝐀𝐃 𝐌𝐀𝐀𝐋𝐈𝐘𝐀𝐃𝐄𝐄𝐃𝐊𝐀 𝟐𝟎𝟐𝟒-𝐊𝐀

Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Aqalka Sare Mudane Cabdullaahi Cali Xersi (Timacadde) iyo Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur

Sii Akhri »
Warar

𝐆𝐔𝐃𝐃𝐎𝐎𝐌𝐈𝐘𝐄 𝐓𝐈𝐌𝐀𝐂𝐀𝐃𝐃𝐄 𝐎𝐎 𝐌𝐀𝐀𝐍𝐓𝐀 𝐗𝐈𝐅𝐈𝐈𝐒𝐊𝐈𝐈𝐒𝐀 𝐊𝐔 𝐐𝐀𝐀𝐁𝐋𝐈𝐘𝐀 𝐆𝐔𝐃𝐃𝐎𝐎𝐌𝐈𝐘𝐀𝐇𝐀 𝐆𝐎𝐋𝐀𝐇𝐀 𝐖𝐀𝐊𝐈𝐈𝐋𝐋𝐀𝐃𝐀 𝐖𝐀𝐐𝐎𝐎𝐘𝐈 𝐁𝐀𝐑𝐈.

Guddoomiye ku xigeenka labaad Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Cali Xersi Timacadde ayaa maanta xafiiskiisa Aqalka

Sii Akhri »
Warar

𝐆𝐔𝐃𝐃𝐈𝐆𝐀 𝐊𝐇𝐀𝐘𝐑𝐀𝐀𝐃𝐊𝐀 𝐐𝐀𝐑𝐀𝐍𝐊𝐀 𝐀𝐐𝐀𝐋𝐊𝐀 𝐒𝐀𝐑𝐄 𝐀𝐘𝐀𝐀 𝐊𝐔𝐋𝐀𝐍 𝐈𝐒𝐋-𝐗𝐈𝐒𝐀𝐀𝐁𝐓𝐀𝐍 𝐀𝐇 𝐋𝐀 𝐐𝐀𝐀𝐓𝐀𝐘 𝐌𝐀𝐒𝐔𝐔𝐋𝐈𝐘𝐈𝐈𝐍𝐓𝐀 𝐖. 𝐓𝐀𝐌𝐀𝐑𝐓𝐀 𝐈𝐘𝐎 𝐊𝐇𝐀𝐘𝐑𝐀𝐀𝐃𝐊𝐀 𝐁𝐈𝐘𝐀𝐇𝐀.

Guddiga Khayraadka Qaranka, kaabayaasha Dhaqaalaha iyo Gaadiidka Aqalka Sare oo gudanaya waajibaadkooda Dastuuriga ah ee ka saaran korjoogtaynta iyo la-xisaabtanka

Sii Akhri »
Warar

𝐒𝐀𝐍𝐀𝐓𝐀𝐑𝐑𝐀𝐃𝐀 𝐀𝐐𝐀𝐋𝐊𝐀 𝐒𝐀𝐑𝐄 𝐀𝐘𝐀𝐀 𝐌𝐀𝐀𝐍𝐓𝐀 𝐀𝐊𝐇𝐑𝐈𝐍𝐓𝐀 𝐊𝐎𝐎𝐖𝐀𝐀𝐃 𝐌𝐀𝐑𝐒𝐈𝐈𝐘𝐄𝐘 𝐒𝐇𝐀𝐑𝐂𝐈𝐘𝐀𝐃𝐀 𝐁𝐀𝐑𝐀𝐊𝐀𝐂𝐀𝐘𝐀𝐀𝐒𝐇𝐀 𝐆𝐔𝐃𝐀𝐇𝐀 𝐈𝐘𝐎 𝐂𝐀𝐃𝐀𝐀𝐋𝐀𝐃𝐃𝐀 𝐃𝐀’𝐘𝐀𝐑𝐓𝐀 𝐒𝐎𝐎𝐌𝐀𝐀𝐋𝐈𝐘𝐄𝐄𝐃.

Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Aqalka Sare Mudane Cabdullaahi Xersi Timacadde ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka 1-aad ee Kalfadhiga todobaad

Sii Akhri »
Warar

𝐆𝐔𝐃𝐃𝐈𝐆𝐀 𝐊𝐇𝐀𝐘𝐑𝐀𝐀𝐃𝐊𝐀 𝐐𝐀𝐑𝐀𝐍𝐊𝐀 𝐀𝐐𝐀𝐋𝐊𝐀 𝐒𝐀𝐑𝐄 𝐎𝐎 𝐌𝐀𝐀𝐍𝐓𝐀 𝐘𝐄𝐄𝐒𝐇𝐀𝐘 𝐊𝐔𝐋𝐀𝐍 𝐋𝐀𝐆𝐔 𝐃𝐀𝐑𝐃𝐀𝐑 𝐆𝐀𝐋𝐈𝐍𝐀𝐀𝐘𝐎 𝐐𝐎𝐑𝐒𝐇𝐀𝐇𝐀 𝐆𝐔𝐔𝐃 𝐄𝐄 𝐆𝐔𝐃𝐃𝐈𝐆𝐀.

Guddiga Khayraadka Qaranka, kaabayaasha Dhaqaalaha iyo Gaadiidka Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii koowaad kalfadhiga

Sii Akhri »
Warar

𝐆𝐔𝐃𝐃𝐈𝐆𝐀 𝐀𝐑𝐑𝐈𝐌𝐀𝐇𝐀 𝐃𝐈𝐁𝐀𝐃𝐀 𝐀𝐐𝐀𝐋𝐊𝐀 𝐒𝐀𝐑𝐄 𝐎𝐎 𝐃𝐔𝐋𝐀𝐌𝐀𝐑 𝐈𝐘𝐎 𝐀𝐊𝐇𝐑𝐈𝐍 𝐆𝐔𝐔𝐃 𝐊𝐔 𝐒𝐀𝐌𝐄𝐄𝐘𝐄𝐘 𝐇𝐈𝐍𝐃𝐈𝐒𝐄 𝐒𝐇𝐀𝐑𝐂𝐈𝐘𝐄𝐄𝐃𝐊𝐀 𝐇𝐀𝐘’𝐀𝐃𝐃𝐀 𝐌𝐀𝐀𝐋𝐆𝐀𝐒𝐇𝐈𝐆𝐀.

Guddiga Arrimaha Dibadda, Iskaashiga Caalamiga, Qorshaynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta

Sii Akhri »
 
 
The Upper House of the Federal Parliament of Somalia represents the Federal Member States, with legislative powers, oversight of the federal system, and monitoring of government activities, as stated in the Provisional Constitution.

 Shibis, KM-0 Mogadishu Somalia

Saturday – Thursday: 8:00 am – 4:00 pm

Federal Parliament of Somalia The Upper House© 2024