Raad Raaca Hindise-shariciyeedyada iyo Sharuucda

Halkan waxaad kaga bogan kartaa Hindise-sharciyeedyada horyaala Golaha Aqalka Sare , kuwa uu ansixiyay iyo Sharuucda uu saxiixay Madaxweynuha.
Astaamaha Marxaladdu u taagantahay
Hindise-sharciyeedyada horyaal Golaha Aqalka Sare
Magaca Hindise-sharciyeedkaHay'adda BilowdayMarxaladdaTaariikh
Hindise-sharciyeedka Wax-ka-badalka Sharciga Lacag Dhaqista iyo Maalgelinta Argagixisada.Wasaaradda MaaliyaddaAkhrin 3aadApril 19, 2025
Hindise-sharciyeedka Canshuurta Dakhliga.Wasaaradda MaaliyaddaAkhrin 3aadApril 19, 2025
Hindise-sharciyeedka Shirkadaha Caymiska.Wasaaradda MaaliyaddaAkhrin 3aadApril 19, 2025
Hindise-sharciyeedka Hay'addaha MaaliyaddaWasaaradda MaaliyaddaAkhrin 3aadApril 19, 2025
Hindise-sharciyeedyada kagudbay Golaha Aqalka Sare
Sharuucda Madaxwaynuhu Saxiixay
Magaca SharcigaMarxaladdaTaariikh
Sharciga Isgaarsiinta QarankaMSOctober 2, 2017
Hindise Sharciyeedka BatroolkaMSFebruary 8, 2020
Hindise Sharciyeedka Shirkadaha-10MSDecember 26, 2019
Hindisesharciyeedka Istaatistikada QarankaMSFebruary 24, 2020
Hindise Sharciyeedka Maaraynta Maaliyadda Guud-12MSDecember 26, 2019
Hindise Sharciyeedka Wax-Ka Beddelka Sharciga WarbaahintaMSAugust 25, 2020
Hindise Sharciyeedka Maamulka Dakhliga-14MSOctober 27, 2019
Hindise Sharciyeedka Dooroshooyin ka Qaranka ee Heer FederaalMSFebruary 20, 2020
Xeerka Miisaaniyadda Qaranka 2020MSDecember 31, 2019
Hindise Sharciyeedka Duulista Rayidka-20MSJune 22, 2020
Hindise sharciyeedka Jaan-goynta & Tayo-dhowrka Soomaaliyeed-21KG
Sharciga Heshiiska Siyaasadeed ee Jihaynta Doorashada BFS 2020 – 2021MSSeptember 26, 2020
Sharciga Odoroska Miisaaniyadda Qaranka ee 2022- 023MSJune 30, 2022
Sharciga Odoroska Miisaaniyadda Qaranka ee 2023MSDecember 31, 2022
Sharciga Hay’adda Nabad-sugida & Sirdoonka QarankaMSFebruary 8, 2023
Sharciga Aqoonsiga iyo Diiwaangelint a DadweynahaMSMarch 20, 2023
Sharciga Dhowrista Maalgashiga iyo MaalgashatadaMSMarch 20, 2023
Sharciga La Dagaalanka ArgagixisadaMSMarch 20, 2023
Sharciga Dhowrista Xogta Dadweynaha.MSMarch 20, 2023
Sharciga Hormarinta iyo Maareynta Kulluumeysiga Soomaaliyeed.MSMarch 20, 2023
Sharciga Ilaalinta iyo Maareynta DeegaankaMSFebruary 13, 2024
Sharciga Xafiiska Hantidhawrka Guud ee JFSMSFebruary 10, 2024
Sharciga Qaxootiga iyo Magangelyo Doonka.MSFebruary 13, 2024
Sharciga Hawlgabka iyo Liiltirka Shaqaalaha Rayidka ee Dowladda.MSFebruary 13, 2024
Hindise Sharciyeedka Tacliinta SareMSDecember 4, 2024
Xeerka Qoondaha Miisaaniyadd a 2025MSDecember 10, 2024
Xeerka Dhisidda Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyin ka iyo SoohdimahaMSNovember 21, 2024
Xeerka Ururrada iyo Xisbiyada Siyaasadda Jamhuuriyadd a Federaalka SoomaaliyaMSNovember 21, 2024
Xeerka Doorashooyin ka Qaranka ee Jamhuuriyadd a Federaalka SoomaaliyaMSNovember 23, 2024
Sharciga Aqoonsiga iyo Diwaangalinta DadwaynahaMSMarch 20, 2023
Sharciga Lagu Hagayo Nidaam Maaliyadeedka Khayraad ka Dhulka HoostiisaMSMarch 20, 2023
Sharciga Hay'adda Socdaalka iyo Jinsiyadda SoomaliyeedMSMarch 20, 2023
Sharciga Korontada QarankaMSMarch 8, 2023
Sharciga Cunaqaba.teynta Maaliyadeed ee CayimanMSMarch 8, 2023
 
 
The Upper House of the Federal Parliament of Somalia represents the Federal Member States, with legislative powers, oversight of the federal system, and monitoring of government activities, as stated in the Provisional Constitution.

 Shibis, KM-0 Mogadishu Somalia

Saturday – Thursday: 8:00 am – 4:00 pm

Federal Parliament of Somalia The Upper House© 2024