𝐆𝐔𝐃𝐃𝐎𝐎𝐌𝐈𝐘𝐀𝐇𝐀 𝐀𝐐𝐀𝐋𝐊𝐀 𝐒𝐀𝐑𝐄 𝐎𝐎 𝐔 𝐀𝐌𝐁𝐀𝐗𝐀𝐘 𝐃𝐀𝐋𝐊𝐀 𝐉𝐀𝐁𝐔𝐔𝐓𝐈 𝐊𝐀 𝐃𝐈𝐁 𝐂𝐀𝐒𝐔𝐔𝐌𝐀𝐀𝐃 𝐑𝐀𝐒𝐌𝐈 𝐀𝐇 𝐄𝐄 𝐔𝐔 𝐊𝐀 𝐇𝐄𝐋𝐀𝐘 𝐆𝐔𝐃𝐃𝐎𝐎𝐌𝐈𝐘𝐀𝐇𝐀 𝐁𝐀𝐀𝐑𝐋𝐀𝐌𝐀𝐀𝐍𝐊𝐀 𝐃𝐀𝐋𝐊𝐀𝐀𝐒.

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u ambabaxay dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti

Guddoomiyaha oo casuumaad rasmi ah ka helay dhiggiisa Guddoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Jabuuti, Mudane Dileita Mohamed Dileita, ayaa inta uu joogo Jabuuti waxa uu kulamo ku saabsan xoojinta xiriirka, iskaashiga labada Baarlamaan, qibrad wadaagga iyo tababarrada uu la yeelan doonaa madaxda Jabuuti gaar ahaan guddoonka Baarlamaanka dalkaas.

Previous 𝐗𝐔𝐁𝐍𝐎 𝐊𝐀 𝐓𝐈𝐑𝐒𝐀𝐍 𝐋𝐀𝐁𝐀𝐃𝐀 𝐀𝐐𝐀𝐥 𝐄𝐄 𝐁𝐀𝐀𝐑𝐋𝐀𝐌𝐀𝐀𝐍𝐊𝐀 𝐉𝐅𝐒 𝐊𝐀𝐍𝐀 𝐓𝐈𝐑𝐒𝐀𝐍 𝐁𝐀𝐀𝐑𝐋𝐀𝐌𝐀𝐀𝐍𝐊𝐀 𝐀𝐃𝐃𝐔𝐔𝐍𝐊𝐀, 𝐀𝐘𝐀𝐀 𝐊𝐀 𝐐𝐀𝐘𝐁 𝐆𝐀𝐋𝐀𝐘 𝐒𝐇𝐈𝐑𝐊𝐀 𝟏𝟓𝟎-𝐀𝐀𝐃 𝐄𝐄 𝐈𝐏𝐔.

Leave Your Comment

 

Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa matala Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka, isagoo leh awood sharci-dejin, ilaalinta nidaamka federaalka, iyo dabagalka howlaha dowladda, sida ku cad Dastuurka KMG ah.

 Shibis, KM-0 Mogadishu Somalia

Sabti – Khamiis: 8:00 am – 4:00 pm

Golaha Aqalka Sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya© 2024