𝐒𝐀𝐍𝐀𝐓𝐀𝐑𝐑𝐀𝐃𝐀 𝐀𝐐𝐐𝐋𝐊𝐀 𝐒𝐀𝐑𝐄 𝐎𝐎 𝐌𝐀𝐀𝐍𝐓𝐀 𝐊𝐀 𝐃𝐎𝐎𝐃𝐀𝐘 𝐖𝐀𝐗 𝐊𝐀 𝐁𝐄𝐃𝐃𝐄𝐋𝐊𝐀 𝐗𝐄𝐄𝐑-𝐇𝐎𝐎𝐒𝐀𝐀𝐃𝐊𝐀 𝐆𝐎𝐋𝐀𝐇𝐀 .

𝐒𝐀𝐍𝐀𝐓𝐀𝐑𝐑𝐀𝐃𝐀 𝐀𝐐𝐐𝐋𝐊𝐀 𝐒𝐀𝐑𝐄 𝐎𝐎 𝐌𝐀𝐀𝐍𝐓𝐀 𝐊𝐀 𝐃𝐎𝐎𝐃𝐀𝐘 𝐖𝐀𝐗 𝐊𝐀 𝐁𝐄𝐃𝐃𝐄𝐋𝐊𝐀 𝐗𝐄𝐄𝐑-𝐇𝐎𝐎𝐒𝐀𝐀𝐃𝐊𝐀 𝐆𝐎𝐋𝐀𝐇𝐀 .

Ku-simaha Guddoomiyaha ahna Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Aqalka Sare, Mudane Cali Shacbaan braahim oo uu weheliyay Guddoomiye ku xigeenka labaad, Mudane Cabdullaahi Cali Xersi (Timacadde), ayaa maanta shir guddoomiyay kalfadhiga shanaad kulankiisa 7-aad Aqalka Sare ee Baarlamaanka JahuuriyaddaFadaraalka Soomaaliya.
Ajandaha kulanka maanta oo ahaa ka doodista wax ka beddelka Xeer-hoosaadka Aqalka Sare, cutubka koowaad illaa cutubka saddexaad, iyadoo xubnaha Sanatarrada ee kulanka soo xaadiray qaarkood ay ka dhiibteen aragtidooda ku aaddan dib u eegista wax ka beddelka Cutubyada kor ku xusan ee Xeer-hoosaadka Golaha.
Guddoomiye Shacbaan oo kulanka soo xiray ayaa ku ammaanay Sanatarrada sida wanaagsan ee ay aragtidooda ugu biiriyeen wax ka beddelka Xeer-hoosaadka Aqalka Sare, wuxuuna sheegay in ay sii socon doonta doodda wax ka beddelka Xeer-hoosaadka Golaha maalmaha soo socda.
Previous 𝐀𝐐𝐀𝐋𝐊𝐀 𝐒𝐀𝐑𝐄 𝐎𝐎 𝐀𝐍𝐒𝐈𝐗𝐈𝐘𝐄𝐘 𝐇𝐈𝐍𝐃𝐈𝐒𝐄-𝐒𝐇𝐀𝐑𝐂𝐈𝐘𝐄𝐄𝐃𝐊𝐀 𝐇𝐀𝐘’𝐀𝐃𝐃𝐀 𝐗𝐈𝐒𝐀𝐀𝐁𝐈𝐘𝐄𝐘𝐀𝐀𝐒𝐇𝐀 𝐒𝐎𝐎𝐌𝐀𝐀𝐋𝐈𝐘𝐄𝐄𝐃.

Leave Your Comment

 

Degmada Shibis, Km0 Mogadishu Somalia

Sabti – Khamiis: 8:00 am – 4:00 pm

City News & Updates

The latest Egovt news, articles, and resources, sent straight to your inbox every month.#5E8DCA

Golaha Aqalka Sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya © 2024. Xaquuqaha dhan way dhowranyihiin