𝐊𝐔-𝐒𝐈𝐌𝐀𝐇𝐀 𝐆𝐔𝐃𝐃𝐎𝐎𝐌𝐈𝐘𝐀𝐇𝐀 𝐀𝐇𝐍𝐀 𝐆𝐔𝐃𝐃𝐎𝐎𝐌𝐈𝐘𝐄 𝐊𝐔 𝐗𝐈𝐆𝐄𝐄𝐍𝐊𝐀 𝐊𝐎𝐎𝐖𝐀𝐀𝐃 𝐀𝐐𝐀𝐋𝐊𝐀 𝐒𝐀𝐑𝐄 𝐄𝐄 𝐁𝐀𝐀𝐑𝐋𝐀𝐌𝐀𝐀𝐍𝐊𝐀 𝐉𝐅𝐒, 𝐀𝐘𝐀𝐀 𝐇𝐀𝐌𝐁𝐀𝐋𝐘𝐀𝐃𝐀 𝐂𝐈𝐈𝐃𝐃𝐀 𝐂𝐀𝐑𝐀𝐅𝐎 𝐔 𝐃𝐈𝐑𝐀𝐘 𝐒𝐇𝐀𝐂𝐀𝐁𝐊𝐀 𝐒𝐎𝐎𝐌𝐀𝐀𝐋𝐈𝐘𝐄𝐄𝐃.

Ku-simaha Guddoomiyaha ahna guddoomiye ku xigeenka koowaad Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cali Shacbaan Ibraahim, wuxuu hambalyo ku aaddan Ciidda Carafo u dirayaa Shacabka Soomaaliyeed iyo dhamaaan umadda muslimiinta ah.

Guddoomiye Shacbaan wuxuu Alle SWT ugu baryay shacabka Soomaaliyeed in uu ka aqbalo cibaada iyo sadaqada maalmaha barakaysan ee bisha Carafo, wuxuuna ummadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan u rajeeyay in ay sannadkan kiisa kale ku gaaraan nabad, horumar, barwaaqo iyo wadajir.

Previous 𝐆𝐔𝐃𝐃𝐎𝐎𝐌𝐈𝐘𝐄 𝐂𝐀𝐁𝐃𝐈 𝐗𝐀𝐀𝐒𝐇𝐈 𝐈𝐘𝐎 𝐖𝐀𝐅𝐃𝐈𝐆𝐈𝐈𝐒𝐀 𝐎𝐎 𝐖𝐀𝐋𝐈 𝐊𝐔 𝐒𝐔𝐆𝐀𝐍 𝐃𝐀𝐋𝐊𝐀 𝐑𝐔𝐔𝐒𝐇𝐊𝐀, 𝐀𝐘𝐀𝐀 𝐁𝐎𝐎𝐐𝐃𝐀𝐘 𝐌𝐀𝐓𝐗𝐀𝐅𝐊𝐀 𝐃𝐇𝐄𝐗𝐄 𝐄𝐄 𝐃𝐀𝐆𝐀𝐀𝐋𝐊𝐈𝐈 𝐋𝐀𝐁𝐀𝐀𝐃 𝐄𝐄 𝐀𝐃𝐃𝐔𝐔𝐍𝐊𝐀.

Leave Your Comment

 

Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa matala Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka, isagoo leh awood sharci-dejin, ilaalinta nidaamka federaalka, iyo dabagalka howlaha dowladda, sida ku cad Dastuurka KMG ah.

 Shibis, KM-0 Mogadishu Somalia

Sabti – Khamiis: 8:00 am – 4:00 pm

Golaha Aqalka Sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya© 2024