Kulanka 3aad ee kalfadhiga 6aad ee labada Gole ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Baarlamaanka Federalka Soomaaliya  ayaa yeeshay kulanka 3aad ee kalfadhiga 6aad kaa oo ahaa wadajirka labada Gole ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.Waxuuna ka dhacay Villa Hargeysa (Xarunta Golaha Shacabka)  ,ayadoo ajandaha kulanka uu ahaa:
Meelmarinta Habraac Ansixinta Dib u Eegista Dastuurka.
Waxaana lagadhageeystay  Guddiga Dastuurka akhrinta Qaraarka Habraaca Ansix Habraaca Wax-Ka-Bedelka Dastuurka Ku meel Gaarka ah.

Previous Kalfadhiga 6aad Kulankiisa 16 aad oo uu shir Guddoomiyay Guddomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya

Leave Your Comment

Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya wuxuu matalaa Dowlad-goboleedyada xubnaha ka ah Dowladda Federaalka, isagoo leh awoodo la xiriira  sharci dejinta, ilaalinta nidaamka federaalka, iyo kormeerka hawlaha dowladda, sida ku cad Dastuurka.

Shibis, KM-0 Mogadishu Somalia

Sabti– Khamiis: 8:00 am – 4:00 pm

© 2026 Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.