Habracaa uu goluhu u maro xeer-dejinta Dalka

Aqalka Sare waa mid ka mid ah labada gole ee awoodda u leh xeer-dejinta Dalka Soomaaliya, sida ku cad qodobka 55aad ee Dastuurka KMG ah.

Xeerarka uu ansixiyo Aqalka Sare waxay maraan heerar kala duwan oo kala ah akhrinta 1aad, 2aad iyo akhrinta 3aad.

Akhrinta 1aad, xeer kasta waxaa golaha ka hor akhriya ciddii soo curisay, Guddoomiyaha Golaha ayaa warqad qoraal ah kula wareejinaya Guddiga uu khuseeyo xeerku.

Akhrinta 2aad, waxaa golaha u soo gudbinaya xeerka oo ay la socoto warbixin ku saabsan wax-ka-beddelka uu sameeyay Guddigu, si  uu Goluhu uga doodo wax-ka-beddelkaas.

Akhrinta 3aad,  waxaa Golaha sidoo kale u soo gudbinaya isla Guddigii iyada oo ay la socdaan sixitaankii uu Guddigu ku sameeya xeerka akhrintii labaad kadib.

Kadib, goluhu wuu ansixinayaa, iyada oo loo gudbinayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, looguna soo saaro Faafinta Rasmiga ah ee JFS.

Magaca SharcigaMarxaladdaTaariikh
Hindise Sharciyeedka Maaraynta Maaliyadda GuudMS26/12/2019
Hindise Sharciyeedka Wax-Ka Beddelka Sharciga WarbaahintaMS25/08/2020
Hindise Sharciyeedka Maamulka DakhligaMS27/10/2019
Hindise Sharciyeedka Istaatistikada QarankaMS24/02/2020
Hindise Sharciyeedka Dooroshooyin ka Qaranka ee Heer FederaalMS20/02/2020
Xeerka Miisaaniyadda Qaranka 2020MS31/12/2019
Hindise Sharciyeedka Duulista RayidkaMS22/06/2020
Hindise sharciyeedka Jaan-goynta & Tayo-dhowrka SoomaaliyeedKG
Sharciga Heshiiska Siyaasadeed ee Jihaynta Doorashada BFS 2020 – 2021MS26/09/2020
Sharciga Odoroska Miisaaniyadda Qaranka ee 2022MS30/06/2022
Sharciga Odoroska Miisaaniyadda Qaranka ee 2023MS31/12/2022
Sharciga Hay’adda Nabad-sugida & Sirdoonka QarankaMS08/02/2023
Sharciga Lagu Hagayo Nidaam Maaliyadeedka Kheyraadka Dhulka HoostiisaMS20/03/2023
Sharciga Aqoonsiga iyo Diiwaangelint a DadweynahaMS20/03/2023
Sharciga Dhowrista Maalgashiga iyo MaalgashatadaMS20/03/2023
Sharciga La Dagaalanka ArgagixisadaMS20/03/2023
Sharciga Dhowrista Xogta Dadweynaha.MS20/03/2023
Sharciga Hormarinta iyo Maareynta Kulluumeysiga Soomaaliyeed.MS20/03/2023
Sharciga Ilaalinta iyo Maareynta DeegaankaMS13/02/2024
Sharciga Xafiiska Hantidhawrka Guud ee JFSMS10/02/2024
Sharciga Qaxootiga iyo Magangelyo Doonka.MS13/02/2024
Sharciga Hawlgabka iyo Liiltirka Shaqaalaha Rayidka ee Dowladda.MS13/02/2024
Hindise Sharciyeedka Tacliinta SareMS04/12/2024
Xeerka Qoondaha Miisaaniyadd a 2025MS10/12/2024
Xeerka Dhisidda Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyin ka iyo SoohdimahaMS21/11/2024
Xeerka Ururrada iyo Xisbiyada Siyaasadda Jamhuuriyadd a Federaalka SoomaaliyaMS21/11/2024
Xeerka Doorashooyin ka Qaranka ee Jamhuuriyadd a Federaalka SoomaaliyaMS23/11/2024
Sharciga Aqoonsiga iyo Diwaangalinta DadwaynahaMS20/03/2023
Sharciga Lagu Hagayo Nidaam Maaliyadeedka Khayraad ka Dhulka HoostiisaMS20/03/2023
Sharciga Hay'adda Socdaalka iyo Jinsiyadda SoomaliyeedMS20/03/2023
Sharciga Korontada QarankaMS08/03/2023
Sharciga Cunaqaba.teynta Maaliyadeed ee CayimanMS08/03/2023
 
 
The Upper House of the Federal Parliament of Somalia represents the Federal Member States, with legislative powers, oversight of the federal system, and monitoring of government activities, as stated in the Provisional Constitution.

 Shibis, KM-0 Mogadishu Somalia

Saturday – Thursday: 8:00 am – 4:00 pm

Federal Parliament of Somalia The Upper House© 2024