𝐆𝐔𝐃𝐃𝐈𝐆𝐀 𝐉𝐎𝐎𝐆𝐓𝐀𝐃𝐀 𝐀𝐐𝐀𝐋𝐊𝐀 𝐒𝐀𝐑𝐄 𝐄𝐄 𝐁𝐀𝐀𝐑𝐋𝐀𝐌𝐀𝐀𝐍𝐊𝐀 𝐅𝐄𝐃𝐄𝐑𝐀𝐀𝐋𝐊𝐀 𝐒𝐎𝐎𝐌𝐀𝐀𝐋𝐈𝐘𝐀 𝐎𝐎 𝐌𝐀𝐀𝐍𝐓𝐀 𝐃𝐎𝐎𝐃 𝐈𝐘𝐎 𝐅𝐀𝐊𝐀𝐍𝐐𝐀𝐘𝐍 𝐊𝐀 𝐘𝐄𝐄𝐒𝐇𝐀𝐘 𝐐𝐎𝐑𝐒𝐇𝐄-𝐇𝐎𝐖𝐋𝐄𝐄𝐃𝐘𝐀𝐃𝐀 𝐆𝐎𝐋𝐀𝐇𝐀 𝐈𝐘𝐎 𝐆𝐔𝐃𝐃𝐈𝐘𝐀𝐃𝐀 𝐄𝐄 𝐊𝐀𝐋𝐅𝐀𝐃𝐇𝐈𝐆𝐀 𝟖𝐀𝐀𝐃.
Kusimaha Guddoomiyaha ahna Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Shacbaan Ibraahim, ayaa shir guddoomiyay kulanka Guddiga Joogtada ee Aqalka Sare oo ajandihiisu ahaa ka doodista