𝐆𝐔𝐃𝐃𝐈𝐆𝐀 𝐀𝐑𝐑𝐈𝐌𝐀𝐇𝐀 𝐆𝐔𝐃𝐀𝐇𝐀 𝐀𝐐𝐀𝐋𝐊𝐀 𝐒𝐀𝐑𝐄 𝐎𝐎 𝐌𝐀𝐀𝐍𝐓𝐀 𝐘𝐄𝐄𝐒𝐇𝐀𝐘 𝐊𝐔𝐋𝐀𝐍 𝐋𝐀𝐆𝐔 𝐃𝐀𝐑𝐃𝐀𝐑 𝐆𝐀𝐋𝐈𝐍𝐀𝐀𝐘𝐎 𝐇𝐎𝐖𝐋𝐀𝐇𝐀 𝐇𝐎𝐑𝐓𝐀𝐁𝐈𝐍𝐓𝐀 𝐔 𝐋𝐄𝐇 𝐆𝐔𝐃𝐃𝐈𝐆𝐀.

Guddiga Arrimaha Gudaha Dib-U-heshiisinta Arrimaha Federaalka iyo Xiriirka Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya ee Aqalka Sare Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Ayaa maanta yeeshay kulankoodii 1-aad ee kalfadhiga Lixaad.

Kulanka oo ay shir guddoominaysay Guddoomiyaha Guddiga Sanatar Deeqa Xasan Xuseen, ayaa ajandihiisu ahaa is-xog wareysi Guddiga dhexdiisa ah iyo diyaarinta howlaha hortabinta u leh Guddiga
Ugu dambeyntii, xubnaha guddiga ayaa go’aamiyay in ay u yeeraan Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka iyo soodimaha Qaranka si looga dhageysto warbixinno ku saabsan howlaha shaqo ee Guddigu u igmanyahay.
Previous 𝐆𝐔𝐃𝐃𝐎𝐎𝐍𝐊𝐀 𝐋𝐀𝐁𝐀𝐃𝐀 𝐀𝐐𝐀𝐋 𝐄𝐄 𝐁𝐀𝐀𝐑𝐋𝐀𝐌𝐀𝐀𝐍𝐊𝐀 𝐉𝐅𝐒 𝐎𝐎 𝐊𝐔𝐋𝐀𝐍 𝐋𝐀 𝐐𝐀𝐀𝐓𝐀𝐘 𝐆𝐔𝐃𝐃𝐈𝐘𝐀𝐃𝐀 𝐔 𝐗𝐈𝐋𝐒𝐀𝐀𝐑𝐀𝐍 𝐃𝐈𝐁 𝐔 𝐄𝐄𝐆𝐈𝐒𝐓𝐀 𝐈𝐘𝐎 𝐃𝐇𝐀𝐌𝐀𝐘𝐒𝐓𝐈𝐑𝐊𝐀 𝐃𝐀𝐒𝐓𝐔𝐔𝐑𝐊𝐀 𝐊𝐌𝐆.

Leave Your Comment

 

 The Upper House of the Federal Parliament of Somalia represents the Federal Member States and exercises legislative authority, protects the federal system, and oversees government affairs as defined by the Provisional Constitution.

 Shibis, KM-0 Mogadishu Somalia

Saturday – Thursday: 8:00 AM – 4:00 PM

© 2026 Federal Parliament of Somalia - The Upper House. All Rights Reserved.