𝐆𝐔𝐃𝐃𝐈𝐆𝐀 𝐆𝐀𝐑𝐒𝐎𝐎𝐑𝐊𝐀 𝐀𝐐𝐀𝐋𝐊𝐀 𝐒𝐀𝐑𝐄 𝐄𝐄 𝐁𝐀𝐀𝐑𝐋𝐀𝐌𝐀𝐀𝐍𝐊𝐀 𝐉𝐅𝐒 𝐎𝐎 𝐌𝐀𝐀𝐍𝐓𝐀 𝐘𝐄𝐄𝐒𝐇𝐀𝐘 𝐊𝐔𝐋𝐀𝐍 𝐈𝐒𝐗𝐎𝐆𝐖𝐀𝐑𝐄𝐘𝐒𝐈 𝐀𝐇.

Guddiga Garsoorka, Cadaaladda, Arrimaha Diinta, Awqaafta, Xaquuqul Insaanka, Haweenka iyo Caruurta ee Aqalka Sare BJFS oo gudanaya waajibaadka uu u xilsaaranyahay ayaa maanta yeeshay kulankoodii koowaad ee kalfadhiga 6-aad ee Baarlamaanka JFS .

 

Ajandaha kulanka, ayaa ahaa Isxogwareysi xubnaha guddiga iyo sharciyaqaanada golaha ee ka tashiga hindise sharciyeedka Kaalmo Sharciyeedka oo uu guddigu gacanta ku hayo iyo dardar galinta howlaha iyo waajibaadka horyaalla Guddiga.

 

kulanka oo ay ka soo qaybgaleen qaar ka mid ah xubnaha guddiga ayaa waxaana shir-guddoomisay Guddoomiyaha Guddiga Sanatar Naciima Xasan Xaaji Maxamuud (Gadhwayne).

Previous 𝐆𝐔𝐃𝐃𝐎𝐎𝐌𝐈𝐘𝐀𝐘𝐀𝐀𝐒𝐇𝐀 𝐋𝐀𝐁𝐀𝐃𝐀 𝐀𝐐𝐀𝐋 𝐀𝐘𝐀𝐀 𝐊𝐀 𝐖𝐀𝐃𝐀 𝐇𝐀𝐃𝐋𝐀𝐘 𝐃𝐀𝐑𝐃𝐀𝐑 𝐆𝐀𝐋𝐈𝐍𝐓𝐀 𝐇𝐎𝐖𝐋𝐀𝐇𝐀 𝐃𝐈𝐁 𝐔 𝐄𝐄𝐆𝐈𝐒𝐓𝐀 𝐃𝐀𝐒𝐓𝐔𝐔𝐑𝐊𝐀 𝐈𝐘𝐎 𝐇𝐀𝐍𝐍𝐀𝐀𝐍𝐊𝐀 𝐃𝐎𝐎𝐑𝐀𝐒𝐇𝐀𝐃𝐀 𝐗𝐈𝐋𝐃𝐇𝐈𝐁𝐀𝐀𝐍𝐍𝐀𝐃𝐀 𝐒𝐎𝐎𝐌𝐀𝐀𝐋𝐈𝐘𝐀 𝐄𝐄 𝐄𝐀𝐋𝐀

Leave Your Comment

 

Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa matala Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka, isagoo leh awood sharci-dejin, ilaalinta nidaamka federaalka, iyo dabagalka howlaha dowladda, sida ku cad Dastuurka KMG ah.

 Shibis, KM-0 Mogadishu Somalia

Sabti – Khamiis: 8:00 am – 4:00 pm

Golaha Aqalka Sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya© 2024