𝐆𝐔𝐃𝐃𝐈𝐆𝐀 𝐊𝐇𝐀𝐘𝐑𝐀𝐀𝐃𝐊𝐀 𝐐𝐀𝐑𝐀𝐍𝐊𝐀 𝐀𝐐𝐀𝐋𝐊𝐀 𝐒𝐀𝐑𝐄 𝐎𝐎 𝐌𝐀𝐀𝐍𝐓𝐀 𝐘𝐄𝐄𝐒𝐇𝐀𝐘 𝐊𝐔𝐋𝐀𝐍 𝐋𝐀𝐆𝐔 𝐃𝐀𝐑𝐃𝐀𝐑 𝐆𝐀𝐋𝐈𝐍𝐀𝐀𝐘𝐎 𝐐𝐎𝐑𝐒𝐇𝐀𝐇𝐀 𝐆𝐔𝐔𝐃 𝐄𝐄 𝐆𝐔𝐃𝐃𝐈𝐆𝐀.

Guddiga Khayraadka Qaranka, kaabayaasha Dhaqaalaha iyo Gaadiidka Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii koowaad kalfadhiga 7-aad ee Baarlamaanka 11-aad.

Kulanka oo ay shir guddoominaysay Guddoomiyaha guddiga Sanatar Sayanab Ismaaciil Maxamed, ayaa ajandihiisu ahaa ka tashiga taabagelinta qorshaha guud ee guddiga iyo dardar gelinta howlaha shaqo ee Guddiga.

 

Previous 𝐆𝐔𝐃𝐃𝐈𝐆𝐀 𝐀𝐑𝐑𝐈𝐌𝐀𝐇𝐀 𝐃𝐈𝐁𝐀𝐃𝐀 𝐀𝐐𝐀𝐋𝐊𝐀 𝐒𝐀𝐑𝐄 𝐎𝐎 𝐃𝐔𝐋𝐀𝐌𝐀𝐑 𝐈𝐘𝐎 𝐀𝐊𝐇𝐑𝐈𝐍 𝐆𝐔𝐔𝐃 𝐊𝐔 𝐒𝐀𝐌𝐄𝐄𝐘𝐄𝐘 𝐇𝐈𝐍𝐃𝐈𝐒𝐄 𝐒𝐇𝐀𝐑𝐂𝐈𝐘𝐄𝐄𝐃𝐊𝐀 𝐇𝐀𝐘’𝐀𝐃𝐃𝐀 𝐌𝐀𝐀𝐋𝐆𝐀𝐒𝐇𝐈𝐆𝐀.

Leave Your Comment

 

 The Upper House of the Federal Parliament of Somalia represents the Federal Member States and exercises legislative authority, protects the federal system, and oversees government affairs as defined by the Provisional Constitution.

 Shibis, KM-0 Mogadishu Somalia

Saturday – Thursday: 8:00 AM – 4:00 PM

© 2026 Federal Parliament of Somalia - The Upper House. All Rights Reserved.