𝐆𝐔𝐃𝐃𝐈𝐘𝐀𝐃𝐀 𝐇𝐀𝐖𝐄𝐄𝐍𝐊𝐀 𝐋𝐀𝐁𝐀𝐃𝐀 𝐆𝐎𝐋𝐄 𝐄𝐄 𝐁𝐀𝐀𝐑𝐋𝐀𝐌𝐀𝐀𝐍𝐊𝐀 𝐎𝐎 𝐊𝐔𝐋𝐀𝐍 𝐖𝐀𝐃𝐀𝐉𝐈𝐑 𝐀𝐇 𝐘𝐄𝐄𝐒𝐇𝐀𝐘.

Guddoomiyaha Guddiga Haweenka Aqalka Sare Senator Sareedo Maxamed Xasan (Jayte) oo ay weheliso Guddoomiyaha Guddiga Haweenka Golaha Shacabka Xildhibaan Suhuur Xaaji Culusow ayaa shir guddoomiyay kulan wadajir ah oo ay maanta yeesheen xubnaha labada guddi.

Kulanka oo ku saabsanaa kala warqaadasho, iskaashi iyo xoojinta xiriirka shaqo ee labada guddi, ayaa sidoo kale diiradda lagu saaray  diyaarinta xeerka sharciga siyaasadda Haweenka ee loo dhanyahay  oo la rajaynayo in dhowaan Baarlamaanka la hor geeyo, iyagoo sidoo kale isla dejiyay jadwal shaqo oo ay ku wada shaqeeyaan labada guddi.

Previous 𝐋𝐀𝐁𝐀𝐃𝐀 𝐀𝐐𝐀𝐋 𝐄𝐄 𝐁𝐀𝐀𝐑𝐋𝐀𝐌𝐀𝐀𝐍𝐊𝐀 𝐎𝐎 𝐆𝐔𝐃𝐀 𝐆𝐀𝐋𝐀𝐘 𝐃𝐎𝐎𝐃𝐃𝐀 𝐖𝐀𝐗-𝐊𝐀-𝐁𝐄𝐃𝐄𝐋𝐊𝐀 𝐃𝐀𝐒𝐓𝐔𝐔𝐑𝐊𝐀 𝐊𝐌𝐆.

Leave Your Comment

 

 The Upper House of the Federal Parliament of Somalia represents the Federal Member States and exercises legislative authority, protects the federal system, and oversees government affairs as defined by the Provisional Constitution.

 Shibis, KM-0 Mogadishu Somalia

Saturday – Thursday: 8:00 AM – 4:00 PM

© 2026 Federal Parliament of Somalia - The Upper House. All Rights Reserved.