Kulankii 4-aad ee Kalfadhiga 6aad ee Wadajir ; Ajendaha: Akhrinta 2aad ee Hindise-Sharciyeedka Miisaniyadda Qaranka 2020

Kulankii 4-aad ee Kalfadhiga 6aad ee wadajir ah oo ay shir Gudoominayeen Gudoomiyayaasha labadda Goaha ee Aqalka Sare iyo Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka soomaaliya kaas oo ka dhacay xarunta Villa Hargeeysa ee Golaha Shacabka.

Guddomiyaha Guddiga  Maaliyadda  Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Xildhibaan Maxamuud Siraaji ayaa  Labada Gole ka hor akhriyay warbixinta Akhrinta 2aad ee Hindise-Sharciyeedka Miisaniyadda Qaranka 2020.

Wasiirka wasarada Maaliyada Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa hor yimid Labada Gole ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya  ayada oo laweeydiiyay Su’aalo ku adaan Akhrinta 2aad ee Hindise-Sharciyeedka Miisaniyadda Qaranka 2020 ,inta kadib ayuu Wasiirka Maaliyadda ka jaawabay sua’alihi ay weeydiyeen Senatarada iyo Xildhibaanada.

 

 

Previous Guddiga Kheeyraadka Qaranka ayaa kulan La-tashi Hindise Sharciyeedka Batroolka la yeeshay Dowlad Goboleedyada Xubnaha ka ah Dowlada Federaalka Soomaaliya

Leave Your Comment

Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya wuxuu matalaa Dowlad-goboleedyada xubnaha ka ah Dowladda Federaalka, isagoo leh awoodo la xiriira  sharci dejinta, ilaalinta nidaamka federaalka, iyo kormeerka hawlaha dowladda, sida ku cad Dastuurka.

Shibis, KM-0 Mogadishu Somalia

Sabti– Khamiis: 8:00 am – 4:00 pm

© 2026 Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.