Guddiga Kheeyraadka Qaranka ayaa kulan La-tashi Hindise Sharciyeedka Batroolka la yeeshay Dowlad Goboleedyada Xubnaha ka ah Dowlada Federaalka Soomaaliya

Guddiga Kheyraadka Qaranka ,Kaabayaasha Dhaqaalaha iyo Gaadiidka Golaha Aqalak Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kulan La-tashi ah oo kusaabsan Hindise Sharciyeedka Batroolka la yeeshay Dowlad Goboleedyada Xubnaha ka ah Dowlada Federaalka Soomaaliya.Shirkaan ayaa Maanta ka furmay Magalaada Muqdisho