Kulanka La-tashi Dowlad Goboleedyada Xubnaha ka ah Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo Gobolka Banaadir ee Hindise- sharciyeedka Sharciga Wax-ka badelka Xeerka Warbaahinta

Guddiga Hormarinta Adeega Bulshada, Arrimaha Bini’aadanimada, Warfaafinta Iyo Dhaqanka ee Aqalak Sare ayaa la yeeshay Kulan La-tashi ah Dowlad Goboleedyada Xubnaha ka ah Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo Gobolka Banaadir ayaa soo gabagabooway waxaana uu socday Labo maalmood. Shirkaan ayaa ku saabsan Hindise- sharciyeedka Sharciga Wax-ka badelka Xeerka Warbaahinta.

Previous Guddiga Difaaca iyo Amniga Golaha Aqalka Sare ee Barlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa layeeshay Taliyeyaasha Ciidamada Qalabka Sida ee Dalka

Leave Your Comment

Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya wuxuu matalaa Dowlad-goboleedyada xubnaha ka ah Dowladda Federaalka, isagoo leh awoodo la xiriira  sharci dejinta, ilaalinta nidaamka federaalka, iyo kormeerka hawlaha dowladda, sida ku cad Dastuurka.

Shibis, KM-0 Mogadishu Somalia

Sabti– Khamiis: 8:00 am – 4:00 pm

© 2026 Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.