Gudoomiyaha Golaha Aalka Sare BFS ,Guddomiye Ku-xigeenka 2aad ee Aqalka Sare iyo Senataro ayaa ka soolaabtay Magaalada Muqdisho

Gudoomiyaha Golaha Aalka Sare BFS Senator Abdi xaashi Abdullahi,Guddomiye Ku-xigeenka 2aad ee Aqalka Sare Senator Mowliid Xuseen Guhaad iyo Senataro ayaa ka soolaabtay Magaalada

#Garoowe oo ay uga qeyb galeen aaskii qaran ee loo Sameeyay Ra’iisul wasaarahii Hore ee Soomaaliya mdne.Xasan Abshir Faarax iyo Madaxweyne K/X Hore ee Dowlad Goboledka Puntland Maxamed Abdi Xaashi.

   

Previous Wafdi Uu Hoggaaminayo Guddomiyaha Golaha Aqalka Sare Ayaa Gaaray Magaalada Garoowe

Leave Your Comment

Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya wuxuu matalaa Dowlad-goboleedyada xubnaha ka ah Dowladda Federaalka, isagoo leh awoodo la xiriira  sharci dejinta, ilaalinta nidaamka federaalka, iyo kormeerka hawlaha dowladda, sida ku cad Dastuurka.

Shibis, KM-0 Mogadishu Somalia

Sabti– Khamiis: 8:00 am – 4:00 pm

© 2026 Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.