Skip to content
WebMail
facebook-square twitter youtube
The Upper House The Upper House The Upper House
  • Bogga Hore
  • Aqalka
    • Tariikhda & Soyaalka Golaha
    • Guddoonka
    • Warbixinta Guddoonka
    • Sanatarrada
    • Deegaan Doorashada
  • Guddiyada
    • Guddiyada Golaha
      • Kusaabsan Guddiyada
      • Hadal-Qoraalka Guddiyada
      • Warbixinada Guddiyada
      • Liiska-Guddiyada
    • Guddiga Joogtada
      • Kusaabsan Guddiga Joogtada
      • Hadal-Qoraalka Guddiga Joogtada
    • Guddiga Howeenka
      • Kusaabsan Guddiga Haweenka
      • Warbixinta Guddiga
      • Hadal – Qoraalka Guddiga
  • Howlaha Golaha
    • Xeerarka
    • Hindise-Xeereedka
    • Hadal-Qoraalka Golaha
    • Warbixinta Golaha
    • Qaraar Gole
  • Maamulka
    • Xoghaya Guud
    • Shaxda Maamulka
    • Siyaasadaha
    • Warbixinta Maamulka
    • Go’aan Maamul
  • Warar
    • Wararka
    • War-Saxaafadeed
  • La Xariir
  •  Somali
    •  English
December 21, 2020 - In Warar By ICT 0 comments

Dhageysiga Warbixinta Guddiga Dib-u-eegista iyo La socodka Hirgelinta Dastuurka(OC) iyo Guddiga Madaxa-bannan ee Dib-u-eegista Dastuurka (ICRIC).

Guddiga Joogtada Golaha Aqalka Sare ayaa maanta kulan ku yeeshay xarunta Aqalka Sare. Ajendaha kulanka ayaa ahaa: Dhageysiga Warbixinta Guddiga Dib-u-eegista iyo La socodka Hirgelinta Dastuurka(OC) iyo Guddiga Madaxa-bannan ee […]

Continue Reading
September 26, 2020 - In Warar By ICT 0 comments

Kulan wadajir ah ee labada Gole ee BFS ay yeesheen Ajendahuna ahaa U Codeynta Heshiiska Siyaasadeed ee Jihaynta Doorashada Xildhibaanada BFS ee 2020/2021, ayada oo ay codeeyay aheeyd

Muqdisho:- 26,Sabtembar 2020: Fadhi wada jir ah oo ay maanta yeesheen labada aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayey ku meel mariyeen heshiiska siyaasadeed ee doorashada dalka 2020/2021-da, kaas oo hadda […]

Continue Reading
August 16, 2020 - In Warar By ICT 0 comments

Dhageysiga Warbixinta Wax-ka-beddelka Dastuurka Ku-Meel Garka ee Guddiga Dib-u-eegista & La Socodka Hirgelinta Dastuurka

Guddomiyaha Aqalka Sare -BFS ayaa shir guddomiyaha kulanka 5 aad ee kalfadhiga 7aad , Ajendaha:Dhageysiga Warbixinta Wax-ka-beddelka Dastuurka Ku-Meel Garka ee Guddiga Dib-u-eegista & La Socodka Hirgelinta Dastuurka.

Continue Reading
August 15, 2020 - In War-saxaafadeed By ICT 0 comments

kulanka 3aad ee Guddiga Joogatada Golaha Aqalka Sare ee BFS oo soo saaray baaq

kulanka 3aad ee Guddiga Joogatada Golaha Aqalka Sare ee BFS oo soo saaray baaq Fadlan guji halkaan Lifaaqa Baaqa:Baaq Guddi Joogto.

Continue Reading
August 6, 2020 - In War-saxaafadeed By ICT 0 comments

Deg deg: Guddoomiyaha Golaha Aqalka oo ku baaqay in baaris deg deg ah lagu sameeyo xeerar laga sameeyay been abuur.

Guddomiaha Golaha Aqalka Sare -BFS Mdne Abdi Xaashi ayaa codsaday in baaris degdeg ah lagu sameeyo been abuurista lagu sameeyay Habraaca dhaqan galinta Xeerka Maaliyadda Guud dalka. Lifaaqa go’anka Guddoomiyaha: […]

Continue Reading
July 19, 2020 - In Warar By ICT 0 comments

Gudoomiyaha Golaha Aalka Sare BFS ,Guddomiye Ku-xigeenka 2aad ee Aqalka Sare iyo Senataro ayaa ka soolaabtay Magaalada Muqdisho

Gudoomiyaha Golaha Aalka Sare BFS Senator Abdi xaashi Abdullahi,Guddomiye Ku-xigeenka 2aad ee Aqalka Sare Senator Mowliid Xuseen Guhaad iyo Senataro ayaa ka soolaabtay Magaalada #Garoowe oo ay uga qeyb galeen […]

Continue Reading
July 15, 2020 - In Warar By ICT 0 comments

Wafdi Uu Hoggaaminayo Guddomiyaha Golaha Aqalka Sare Ayaa Gaaray Magaalada Garoowe

Wafdi heer Sare ah oo uu Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudne Cabdi Xaashi Cabdullaahi hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Garoowe ee Caasimadda Dowlad Goboleedka Puntland; si ay […]

Continue Reading
July 13, 2020 - In War-saxaafadeed By ICT 0 comments

Guddomiyaha Golaha Aqalka Sare ee BFS ayaa War-saxaafadeed ka soo saaray Shirkii lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Dowlad Goboleedka Galmudug taariikh 11-12 July 2020:

Guddomiyaha Golaha Aqalka Sare ee BFS ayaa War-saxaafadeed ka soo saaray Shirkii lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Dowlad Goboleedka Galmudug taariikh 11-12 July 2020:

Continue Reading
June 24, 2020 - In Warar By ICT 0 comments

Go’aanka Guddoomiyaha Aqalka Sare Ee Ku Aaddan Been-abuurka Lagu Sameeyay Xeerarkii ay Guddiga Wada-jirka ah ee BFS

Go’aanka Guddoomiyaha Aqalka Sare Ee Ku Aaddan Been-abuurka Lagu Sameeyay Xeerarkii ay Guddiga Wada-jirka ah ee BFS u soo gudbiyeen Guddoonka Labada Aqal ee BFS kuna -saabsanaa “Dhammaystirka Sharciga Doorashooyinka […]

Continue Reading
June 13, 2020 - In Warar By ICT 0 comments

Go’aan maamul Golaha Aqalka Sare ee BFS Magacaabista Guddiga isu-keenista madaxda labada heer Dowladeed

omidda Shirka looga arrinsanayo hanaanka lagu geli doono doorashooyinka Qaranka ee 2020/2021 si loo helo hab iyo hanaan raalli la isaga yahay oo dooroshoashada lagu galo: Fadlan halkaan hoose ka […]

Continue Reading
June 11, 2020 - In War-saxaafadeed By ICT 0 comments

Warsaxafadeedka Guddiga Joogtada ee Golaha Aqalka Sare -BFS ee Luulyo 09 , 2020.

Continue Reading

Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya wuxuu matalaa Dowlad-goboleedyada xubnaha ka ah Dowladda Federaalka, isagoo leh awoodo la xiriira  sharci dejinta, ilaalinta nidaamka federaalka, iyo kormeerka hawlaha dowladda, sida ku cad Dastuurka.

  • Bogga Hore
  • Tariikhda & Soyaalka Golaha
  • Hindise-sharciyeedyada & Sharuucda
  • Sanatarrada
  • Guddoonka
  • Kusaabsan Guddiyada
facebook-square twitter youtube

Shibis, KM-0 Mogadishu Somalia

Waqtiga Shaqada:

Sabti– Khamiis: 8:00 am – 4:00 pm

Phone: +252611234030
Email: info@senate.gov.so

© 2026 Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.