Deg deg: Guddoomiyaha Golaha Aqalka oo ku baaqay in baaris deg deg ah lagu sameeyo xeerar laga sameeyay been abuur.

Guddomiaha Golaha Aqalka Sare -BFS Mdne Abdi Xaashi ayaa codsaday in baaris degdeg ah lagu sameeyo been abuurista lagu sameeyay Habraaca dhaqan galinta Xeerka Maaliyadda Guud dalka.

Lifaaqa go’anka Guddoomiyaha: Faafin degdeg ah Aqalka Sare

Previous Metro Road Design Plan 2025

Leave Your Comment

Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya wuxuu matalaa Dowlad-goboleedyada xubnaha ka ah Dowladda Federaalka, isagoo leh awoodo la xiriira  sharci dejinta, ilaalinta nidaamka federaalka, iyo kormeerka hawlaha dowladda, sida ku cad Dastuurka.

Shibis, KM-0 Mogadishu Somalia

Sabti– Khamiis: 8:00 am – 4:00 pm

© 2026 Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.