Skip to content
WebMail
facebook-square twitter youtube
The Upper House The Upper House The Upper House
  • Bogga Hore
  • Aqalka
    • Tariikhda & Soyaalka Golaha
    • Guddoonka
    • Warbixinta Guddoonka
    • Sanatarrada
    • Deegaan Doorashada
  • Guddiyada
    • Guddiyada Golaha
      • Kusaabsan Guddiyada
      • Hadal-Qoraalka Guddiyada
      • Warbixinada Guddiyada
      • Liiska-Guddiyada
    • Guddiga Joogtada
      • Kusaabsan Guddiga Joogtada
      • Hadal-Qoraalka Guddiga Joogtada
    • Guddiga Howeenka
      • Kusaabsan Guddiga Haweenka
      • Warbixinta Guddiga
      • Hadal – Qoraalka Guddiga
  • Howlaha Golaha
    • Xeerarka
    • Hindise-Xeereedka
    • Hadal-Qoraalka Golaha
    • Warbixinta Golaha
    • Qaraar Gole
  • Maamulka
    • Xoghaya Guud
    • Shaxda Maamulka
    • Siyaasadaha
    • Warbixinta Maamulka
    • Go’aan Maamul
  • Warar
    • Wararka
    • War-Saxaafadeed
  • La Xariir
  •  Somali
    •  English
June 30, 2024 - In War-saxaafadeed By Media Department 0 comments

GUDDOONKA LABADA GOLE EE BAARLAMAANKA JAMHUURIYADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA AYAA GO’AAMIYEY WAKHTIGA UU FURMAAYO KAL-FADHIGA 5AAD EE BAARAMAANKA 11AAD .

Continue Reading
August 15, 2020 - In War-saxaafadeed By ICT 0 comments

kulanka 3aad ee Guddiga Joogatada Golaha Aqalka Sare ee BFS oo soo saaray baaq

kulanka 3aad ee Guddiga Joogatada Golaha Aqalka Sare ee BFS oo soo saaray baaq Fadlan guji halkaan Lifaaqa Baaqa:Baaq Guddi Joogto.

Continue Reading
August 6, 2020 - In War-saxaafadeed By ICT 0 comments

Deg deg: Guddoomiyaha Golaha Aqalka oo ku baaqay in baaris deg deg ah lagu sameeyo xeerar laga sameeyay been abuur.

Guddomiaha Golaha Aqalka Sare -BFS Mdne Abdi Xaashi ayaa codsaday in baaris degdeg ah lagu sameeyo been abuurista lagu sameeyay Habraaca dhaqan galinta Xeerka Maaliyadda Guud dalka. Lifaaqa go’anka Guddoomiyaha: […]

Continue Reading
July 13, 2020 - In War-saxaafadeed By ICT 0 comments

Guddomiyaha Golaha Aqalka Sare ee BFS ayaa War-saxaafadeed ka soo saaray Shirkii lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Dowlad Goboleedka Galmudug taariikh 11-12 July 2020:

Guddomiyaha Golaha Aqalka Sare ee BFS ayaa War-saxaafadeed ka soo saaray Shirkii lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Dowlad Goboleedka Galmudug taariikh 11-12 July 2020:

Continue Reading
June 11, 2020 - In War-saxaafadeed By ICT 0 comments

Warsaxafadeedka Guddiga Joogtada ee Golaha Aqalka Sare -BFS ee Luulyo 09 , 2020.

Continue Reading
January 18, 2020 - In War-saxaafadeed By admin 0 comments

Kulankii 30aad ee Kalfadhiga 6aad ee Golaha Aqalka Sare ee BFS ,Ajandaha; Akhrinta 2aad ee Hindise -sharciyeedka Istaatistikada Qaranka

Kulankii 30aad ee Kalfadhiga 6aad ee Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayada oo uu Ajandahu ahaa Akhrinta 2aad ee Hindise -sharciyeedka Istaatistikada Qaranka. Kulanka waxaa shir guddominaayo Guddomiyaha […]

Continue Reading
January 14, 2020 - In War-saxaafadeed By admin 0 comments

Golaha Aqalka Sare ee BFS ayaa ansixiyay Hindise-sharciyeedka Wax-ka beddelka Xeerka Warbaahinta.Ajendaha ;Akhrinta 3aad ee Hindise-sharciyeedka Wax-ka beddelka Xeerka Warbaahinta

Golaha Aqalka Sare ee BFS ayaa Kulankii 29aad ee Kalfadhiga 6aad ku yeeshay xarunta Aqalka Sare ayada oo uu shir Guddominaayo Guddomiyaha Aqalka Sare Senatar Cabdi Xaaahi Cabdullahi.Sidoo kale waxaa […]

Continue Reading
January 13, 2020 - In War-saxaafadeed By admin 0 comments

Kulankii 28aad ee Kalfadhiga 6aad ee Golaha Aqalka Sare BFS, Ajandaha;Akhrinta 2aad ee Hindise- sharciyeedka Howlgabnimada, Xaqsiinta iyo Hibooyinka Xubnaha Ciidamada Qalabka Sida

Kulankii 28aad ee Kalfadhiga 6aad ee Golaha Aqalka Sare BFS. Ajandaha kulanka ayaa ah Akhrinta 2aad ee Hindise- sharciyeedka Howlgabnimada, Xaqsiinta iyo Hibooyinka Xubnaha Ciidamada Qalabka Sida. Guddomiyaha Golaha Aqalka […]

Continue Reading
January 12, 2020 - In War-saxaafadeed By admin 0 comments

Kulanka 26aad ee Kalfadhiga 6aad ee Golaha Aqalka Sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ,Ajendaha; Akhrinta 1aad Hindise Sharciyeedka Doorashooyinka Qaranka Heer Federaal

Kulankii 26aad ee Kalfadhiga 6aad ee Golaha Aqalka Sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo uu shir Guddominayay Guddomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Senator Cabdi Xaashi Cabdullahi .Guddomiye Ku-xigeenka […]

Continue Reading
December 31, 2019 - In War-saxaafadeed By admin 0 comments

Kulankii 23aad ee Kalfadhiga 6aad ee Golaha Aqalka Sare BFS

Kulankii 23aad ee Kalfadhiga 6aad ee Golaha Aqalka Sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya uu yeeshay . ayada oo Ajandahu  kulanka ahaay akhrinta 2aad ee Hindise -sharciyeedka wax Ka Badalka Xeerka Saxaafada. […]

Continue Reading
November 3, 2019 - In War-saxaafadeed By admin 0 comments

Golaha Aqalka Sare ayaa ku yeeshay xarunta Aqalka Sare Kulakii 9aad ee Kalfadhiga 6aad, ajanadaha: Akhrinta 1-aad ee Hindise-Sharciyeedka Maamulka Maaliyadda Guud

Golaha Aqalka Sare ayaa ku yeeshay xarunta Aqalka Sare Kulakii 9aad ee Kalfadhiga 6aad ayadoo Ajanadaha Kulanka uu ahaa: Akhrinta 1-aad ee Hindise-Sharciyeedka Maamulka Maaliyadda Guud.   Hindise-Sharciyeedkaan waxaa akhrinta […]

Continue Reading
September 2, 2019 - In War-saxaafadeed By admin 0 comments

ok

ok

Continue Reading

Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya wuxuu matalaa Dowlad-goboleedyada xubnaha ka ah Dowladda Federaalka, isagoo leh awoodo la xiriira  sharci dejinta, ilaalinta nidaamka federaalka, iyo kormeerka hawlaha dowladda, sida ku cad Dastuurka.

  • Bogga Hore
  • Tariikhda & Soyaalka Golaha
  • Hindise-sharciyeedyada & Sharuucda
  • Sanatarrada
  • Guddoonka
  • Kusaabsan Guddiyada
facebook-square twitter youtube

Shibis, KM-0 Mogadishu Somalia

Waqtiga Shaqada:

Sabti– Khamiis: 8:00 am – 4:00 pm

Phone: +252611234030
Email: info@senate.gov.so

© 2026 Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.