Dhageysiga Warbixinta Wax-ka-beddelka Dastuurka Ku-Meel Garka ee Guddiga Dib-u-eegista & La Socodka Hirgelinta Dastuurka

Guddomiyaha Aqalka Sare -BFS ayaa shir guddomiyaha kulanka 5 aad ee kalfadhiga 7aad ,
Ajendaha:Dhageysiga Warbixinta Wax-ka-beddelka Dastuurka Ku-Meel Garka ee Guddiga Dib-u-eegista & La Socodka Hirgelinta Dastuurka.

Previous kulanka 3aad ee Guddiga Joogatada Golaha Aqalka Sare ee BFS oo soo saaray baaq

Leave Your Comment

Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya wuxuu matalaa Dowlad-goboleedyada xubnaha ka ah Dowladda Federaalka, isagoo leh awoodo la xiriira  sharci dejinta, ilaalinta nidaamka federaalka, iyo kormeerka hawlaha dowladda, sida ku cad Dastuurka.

Shibis, KM-0 Mogadishu Somalia

Sabti– Khamiis: 8:00 am – 4:00 pm

© 2026 Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.