Guddiga Difaaca iyo Amniga Golaha Aqalka Sare ee Barlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa layeeshay Taliyeyaasha Ciidamada Qalabka Sida

Guddiga Difaaca iyo Amniga Golaha Aqalka Sare ee Barlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa layeeshay Taliyeyaasha Ciidamada Qalabka Sida ee Dalka .Kulanka ayaa kusabsanaa Hindise-sharciyeedka Hawlgabnimada, Xaqsiinta iyo Hibooyinka Xubnaha Ciidamada Qalabka Sida.

Guddiga Difaaca aya

Previous Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kulan la qaatay Guddoomiyaha Golaha Shuurada Dalka Qatar

Leave Your Comment

 

Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa matala Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka, isagoo leh awood sharci-dejin, ilaalinta nidaamka federaalka, iyo dabagalka howlaha dowladda, sida ku cad Dastuurka KMG ah.

 Shibis, KM-0 Mogadishu Somalia

Sabti – Khamiis: 8:00 am – 4:00 pm

Golaha Aqalka Sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya© 2024