𝐆𝐔𝐃𝐃𝐈𝐆𝐀 𝐉𝐎𝐎𝐆𝐓𝐀𝐃𝐀 𝐀𝐐𝐀𝐋𝐊𝐀 𝐒𝐀𝐑𝐄 𝐎𝐎 𝐊𝐔𝐋𝐀𝐍 𝐃𝐀𝐆𝐃𝐀𝐆 𝐘𝐄𝐄𝐒𝐇𝐀𝐘 𝐌𝐀𝐀𝐍𝐓𝐀.

𝐆𝐔𝐃𝐃𝐈𝐆𝐀 𝐉𝐎𝐎𝐆𝐓𝐀𝐃𝐀 𝐀𝐐𝐀𝐋𝐊𝐀 𝐒𝐀𝐑𝐄 𝐎𝐎 𝐊𝐔𝐋𝐀𝐍 𝐃𝐀𝐆𝐃𝐀𝐆 𝐘𝐄𝐄𝐒𝐇𝐀𝐘 𝐌𝐀𝐀𝐍𝐓𝐀.

Ku-simaha Guddoomiyaha ahna Guddoomiye ku xigeenka kowaad ee Aqalka Sare Sanatar Cali Shacbaan Ibraahim oo uu wehliyo guddoomiye ku xigeenka 2aad Cabdullaahi Cali Xirsi Timacadde ayaa guddoomiyey kulanka 5aad ee guddiga Joogtada golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Fadaraalka Soomaaliya, kaas oo ay ka qeybgaleen dhammaan gudiyada Aqalka Sare.

Kulanka 5aad ee guddiga Joogtada ayaa looga hadlay dardargelinta howlaha horyaala golaha, iyadoo isku shaandheyn iyo dib u habeyn lagu sameeyay Ajandayaasha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Fadaraalka Soomaaliya oo qaarkood lasoo hormariyay si loo guda galo ka howl galistooda.
Previous 𝐖𝐀𝐒𝐈𝐈𝐑𝐊𝐀 𝐀𝐑𝐑𝐈𝐌𝐀𝐇𝐀 𝐆𝐔𝐃𝐀𝐇𝐀 𝐗𝐅𝐒 𝐎𝐎 𝐇𝐎𝐑 𝐘𝐈𝐌𝐈𝐃 𝐀𝐐𝐀𝐋𝐊𝐀 𝐒𝐀𝐑𝐄, 𝐒𝐈 𝐒𝐔’𝐀𝐀𝐋𝐎 𝐋𝐎𝐎𝐆𝐀 𝐖𝐀𝐘𝐃𝐈𝐈𝐘𝐎 𝐒𝐇𝐀𝐐𝐀𝐃𝐀 𝐖𝐀𝐒𝐀𝐀𝐑𝐀𝐃𝐃𝐀 𝐈𝐘𝐎 𝐇𝐀𝐘’𝐀𝐃𝐃𝐀𝐇𝐀 𝐇𝐎𝐎𝐒-𝐘𝐈𝐌𝐀𝐀𝐃𝐀.

Leave Your Comment

 

Degmada Shibis, Km0 Mogadishu Somalia

Sabti – Khamiis: 8:00 am – 4:00 pm

City News & Updates

The latest Egovt news, articles, and resources, sent straight to your inbox every month.#5E8DCA

Golaha Aqalka Sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya © 2024. Xaquuqaha dhan way dhowranyihiin